Video Editing Class

Ku baro Mudo Kooban xirfad cusub oo waxbadan ka badali doonta mustaqbalkaadi, kaliya khidmad dhan bishii $7.

Kororso Xirfad Cusub

Premiere Pro CC

Coursadani waxaa ku baranayna sida muqalada loo sameeyo loona habeeyo anagoo ku barnayno barnaamijka Adobe Premiere CC

Hitfilm Express

Coursadani waxaa ku baranayna sidaa ku samaysanayno filimaanta (Video Editing) , barnamijkaa adegsanayne waa HITFILM EXPRESS , Waxuu kamid yahay appska ugu wanagsan ee lagu edit gareyo muqalada.