BEGIN:VCALENDAR
VERSION:2.0
PRODID:-//SureDash//Event Calendar//EN
CALSCALE:GREGORIAN
METHOD:PUBLISH
BEGIN:VEVENT
UID:suredash-event-136476@afoogy.com
DTSTAMP:20261117T045338Z
DTSTART:20260519T173000Z
DTEND:20260519T183000Z
SUMMARY:JIHAYNTA JIILKA CUSUB EE FORM FOUR
DESCRIPTION:Waxaa farxad iyo sharaf weyn inoo ah hada nahay afoogy inaan ka
 mid noqono barnaamijka “𝐉𝐈𝐇𝐀𝐘𝐍𝐓𝐀 𝐉𝐈𝐈
 𝐋𝐊𝐀 𝐂𝐔𝐒𝐔𝐁 𝐄𝐄 𝐅𝐎𝐑𝐌 𝐅𝐎𝐔
 𝐑” oo ay soo qaban qaabisay Sesan Programme. \n\n\n\nIntii uu socday 
 barnaamijka\, maamulka afoogy\, gaar ahaan Salmaan Maadow\, wuxuu ardayda 
 la wadaagay siminaar muhiim ah oo cinwaankiisu ahaa:\n\n\n\n “𝐈𝐒
 𝐓𝐀𝐑𝐀𝐀𝐓𝐈𝐉𝐈𝐘𝐀𝐃𝐃𝐀 𝐃𝐈𝐘𝐀
 𝐀𝐑𝐈𝐍𝐓𝐀 𝐈𝐘𝐎 𝐔 𝐃𝐈𝐘𝐀𝐀𝐑 𝐆
 𝐀𝐑𝐎𝐖𝐆𝐀 𝐈𝐌𝐓𝐈𝐗𝐀𝐀𝐍𝐊𝐀 𝐐𝐀
 𝐑𝐀𝐍𝐊𝐀”\n\n\n\nSiminaarka waxaa diiradda lagu saaray:\n\n\
 n\n Sida ardaygu u sameysan karo qorshe waxbarasho\n\n\n\n Hababka ugu wan
 aagsan ee dib-u-akhriska\n\n\n\n Sida looga gudbo cabsida iyo walbahaarka 
 imtixaanka\n\n\n\n Talooyin kor u qaadaya kalsoonida iyo guusha ardayga\n\
 n\n\nSidoo kale\, qaar kamid ah ardayda ka qayb gashay barnaamijka waxay h
 eleen scholarship iyo discount gaar ah oo ay bixisay afoogy si loogu dhiir
 ageliyo safarkooda waxbarasho. \n\n\n\nWaxaan markale uga mahadcelineynaa 
 Sesan Programme martiqaadka iyo dadaalka ay ku bixiyeen hagidda iyo dhiira
 gelinta ardayda Soomaaliyeed
LOCATION:
URL:https://afoogy.com/event/jihayn-jiilka/
END:VEVENT
END:VCALENDAR