Qorshaynta Sanadka Cusub iyo Dhismaha Caadooyinak

𝐀𝐟𝐨𝐨𝐠𝐲 waxay si rasmi ah uga qayb-galaysaa kulankan weyn.
𝐊𝐮𝐥𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐒𝐚𝐧𝐚𝐝𝐤𝐚 𝟐𝟎𝟐𝟓 (𝐃𝐢𝐛 𝐮 𝐐𝐚𝐚𝐛𝐞𝐞 𝐍𝐨𝐥𝐨𝐬𝐡𝐚𝐚𝐝𝐚) 🌟

𝐁𝐮𝐮𝐠𝐚𝐚𝐠𝐭𝐞𝐞𝐧𝐚 𝐝𝐚𝐚𝐛𝐚𝐜𝐚𝐧
📗 kuwa qorshaynta (𝟏𝟐 𝑾𝒆𝒆𝒌 𝐏𝐥𝐚𝐧/ 𝐐𝐨𝐫𝐬𝐡𝐚𝐡𝐚 1𝟐 𝐮𝐬𝐛𝐮𝐮𝐜) iyo
📗 caado-dhiska (𝐃𝐚𝐛𝐠𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐂𝐚𝐚𝐝𝐨𝐨𝐲𝐢𝐧𝐤𝐚/ 𝐇𝐚𝐛𝐢𝐭 𝐓𝐫𝐚𝐜𝐤𝐢𝐧𝐠)
waxaad ka heli doontaa halka munaasabadda ka socoto.

𝐇𝐚𝐝𝐝𝐢𝐢 𝐚𝐚𝐝 𝐫𝐚𝐛𝐭𝐨:
✅ Inaad sanad cusub si cad u qorshayso
✅ Inaad dhisto caadooyin waara
✅ Inaad isbeddel dhab ah samayso

👉 Booqo teamka Afoogy inta uu event-ga socdo.

📅 𝐓𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡: Talaado – 30 Dec 2025
📍 𝐆𝐨𝐨𝐛𝐭𝐚: Summer Hall (Zoobe)
⏰ 𝐖𝐚𝐪𝐭𝐢: 3:00 PM

Kulankan ha seegin………
👉 Hel buugaag wax ku beddelaya noloshaada
📢 La wadaag saaxiibadaa

30
Dec
December 30, 20253:30 pm – 5:30 pm(Africa/Mogadishu)
User profile photo
Hosted by
Salmaan Maadow