Warqada imtixaanka

12 Juun 2024, Afoogy waxay qabatay aqoon-isweydaarsi/ Workshop gaar ah oo loogu talagalay ardayda u diyaar garoobaysa Imtixaanka Qaranka.
Kulanka waxaa laguugu barayay habka ugu wanaagsan ee loo isticmaalo warqadda imtixaanka, sida waqtiga loo maareeyo, iyo sida su’aalaha si sax ah loogu jawaabo si natiijo fiican loo helo.

12
Jun
June 12, 20245:29 pm – 6:10 pm(Africa/Mogadishu)
User profile photo
Hosted by
Salmaan Maadow