How to POSITION YOURSELF IN THE DIGITAL AGE
“How to Position Yourself in the Digital Age” waa kulan muhiim ah oo ay isugu imaanayaan xirfadlayaal iyo dhalinyaro daneeya horumarka casriga ah, si looga wada hadlo sida qofku isu dhisi karo ugana muuqan karo xilligaan dijitaalka ah.
Event-kan waxaa ka qeybgalaya Maamulaha Afoogy, Salmaan Maadow, isaga oo soo jeedin doona mawduuca:
“Focus in the Digital Age (Diirad-saarista Xilligii Dijital-ka)”
Mawduucan wuxuu xoogga saari doonaa sida loo ilaashado diiradda, loo maareeyo mashquulka dijitaalka ah, islamarkaana loo dhiso nolol iyo xirfad leh yool cad iyo horumar joogto ah
📅 𝐓𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡: Jimco – 8 May 2026
📍 𝐆𝐨𝐨𝐛𝐭𝐚: Cplus Hall (Banaadir)
⏰ 𝐖𝐚𝐪𝐭𝐢: 3:00 PM
Kulankan ha seegin………