Nafc #3 (Dil Qacdah)|| Storytelling

🎉 Afoogy waxa ay farxad u tahay inay idin iclaamiso qaybta saddexaad ee barnaamijka Nafc #3.

Qaybtan saddexaad waxaan idinku casuumnay khabiir dhanka sheeko-sheegidda (Storytelling) iyo Filmmaking ah, isla markaana ku fiican majaalkan,
🎬 Waa Ustaadah Faaiza Ugaas

⭐️ Waa maxay Nafc?
Nafc waa barnaamij bille ah oo ay Afoogy qabato,
laguna kulmiyo dad khibrad leh iyo dhalinyaro doonaysa horumar 🚀

Barnaamijka Nafc waa barnaamij diiradda saaraya:
✨ Horumarinta fikirka
✨ Kobcinta xirfadaha
✨ Hal-abuurka iyo isdhisidda dhalinyarada

📅 Maalinta: Arbaco
🕒 Saacadda: 3:37 PM
🗓️ Hijriya: 26 DulQacdah
🗓️ Miladiya: 13 May

Ku soo dhawoow Nafc #3 🚀

13
May
May 13, 20263:37 pm – 5:07 pm(Africa/Mogadishu)
Online
Event ended
User profile photo
Waxaa martigeliyay
Salmaan Maadow