Nafc #2 (Shawaal)|| Content Creation & Voice Over
🌟 Nafc waa maxay?
Nafc waa barnaamij bille ah oo ay Afoogy qabato,
laguna kulmiyo dad khibrad leh iyo dhalinyaro doonaysa horumar 🚀
👉 Halkaan laguma bixiyo cashar kaliya…
waxaa lagu bixiyaa waayo-aragnimo, talooyin nolosha beddela, iyo fikrado cusub 💡
🎉 Nafc #2 – Warbixin Kooban
Nafc #2 ayaa si guul leh u qabsoomay bishaan Shawaal 🔥
🎙 Marti: Ustaad Cabdiwali Yusuf
👉 Mawduuc: Content Creation & Voice Over
💡 Ka qaybgalayaashu waxay ka faa’iideysteen
aqoon, khibrad, iyo talooyin wax ku ool ah
📍 Waxaa lagu qabtay xarunta Afoogy – Waaberi
🙏 Mahadcelin dhammaan kasoo qaybgalayaasha
📅 Waxaa inoo ballan ah: Nafc #3 – Dilqacdah