Qorshe Mar Walba Shaqeeya

Dad badan hal mar ayay qorshe sameeyaan.

Kadib way joojiyaan 🛑.

Adigu ma rabtaa qorshe mar walba kuu shaqeeya?

✨ Kaalay siminaarkeena koowaad oo aan ku qabanayno xarunteena cusub.

🎯 𝐒𝐢𝐦𝐢𝐧𝐚𝐚𝐫𝐤𝐚𝐧 𝐰𝐚𝐱𝐚𝐚𝐝 𝐤𝐮 𝐛𝐚𝐫𝐚𝐧 𝐝𝐨𝐨𝐧𝐭𝐚𝐚:

– Sida loo sameeyo qorshe fudud

– Sida loo ilaaliyo qorshaha

– Agabka kaa caawinaya inaad gaarto yoolalkaaga

📌 Kaliya 20 qof ayaa ka qaybgali karo.

📅 Arbaco | 11 Febraayo – 23 Shacbaan

⏰ Casirka kadib | 3:47 PM

📍 Xarunteena cusub – Waaberi – Wadada Moscow

11
Feb
February 11, 20263:47 pm – 5:17 pm(Africa/Mogadishu)
User profile photo
Hosted by
Salmaan Maadow