????????????????Habka aa ku gaari Karto, Isku filnaasho Maaliyadeed????????????
Muqaalkaani waxa kaga hadlaynaa maclumaad aadan waliga ka maqlin ee lacagta ku saabsan, iyo wadada ku gaari lahayd isku filnaasho maaliyadeed, aane kaga maarmi karto facaadi inaa wax waydiisato. Tusmada Muqaalka 0:00 Hordhac 0:58 Igala Soco 1:31 Tixraaca Muqaalka 2:07 3 kalimad ay laazim tahay inaa barato? 2:19 Shaxda Kowaad. 3:11 Shaxda Labaad. 4:41 Tan sadexaad 5:00 Sharax Fudud! 6:46 Su’aal? 7:40 Talo! 8:03 Isbar bardhigid! 12:30 Su’aasha Muqaalka?. ————————————– Thanks for watching Please Subscribe to Our Channel Haduu Videoga ku cajabiyo La wadaag walaalahadi kale hadii Hada nagu cusubtahayne nagu soo biir Adoo tabanaya “Subscribe” hana iloowin ina iconka gambleelka tabato. Iga soo raadi cinwaanadeeda baraha bulshada ????igala soco facebook https://www.facebook.com/salmaan.maadow ???? igala soco instagram https://www.instagram.com/salmaan.maadow/ ????si aad ula socota naqshadahaan sameeyay https://www.behance.net/salmaan_maadow Mahadsanidiin waa walaalkiina salmaan maadow
Responses