Meel Walba...

Xilli Walba....

Casharo sharaxaadiisa la fududeeyay oo maskaxda galayo,
kana kooban muuqaalo gaagaaban oo tayo leh,
kuna barayaan khabiiro aqoon u leh waxa ay ku barayaan.

Waxbarasho Xad La'aan Ah

La soo Dag Afoogy App

Kororso Xirfad Cusub

Baro xirfado cusub la Xiriirta Waxa danaynayso adigoo gurigaadi jooga.

Macaliminteena

Kabaro Culuumta kala duwan Maclimiin Aqoon Dheeri u leh Waxay kusoo Gudbinayaan.

Casharadeena

Casharo oo marwalba la cusboonay siinayo -Update-ah oo tayo sare leh, la socdo kadis iyo shaqooyin.

Shahaado

Hel marwalba dhamayso course shahaado cadaynaysay xirfada baratay.

Hadafkeena waa in ay helan ardaydeena waxbarasho an xad lahayn lehna tayo iyagoo nagala socon karo meel walba ay jogan iyo xili walba.

Ilyas Ibrahim Mohamed, Chairman and Co-Founder

Nala Baro!

Halkaani ka raadi koorsada kugu habboon, Kuna baro wakhtigaaga iyo goob walba jogtid.

Si Aad ugu mid noqoto Ardayda afoogy raac talaaboyinkani hoose

Ardaydeena way ina jecel yihiin! ❤️

Waxaan had iyo jeer ku abuurnay wax ku ool ah, sheekaday nala soo wadaageen hoos ka fiiri.

Kaalay, nagu soo biir!

Waxaan leennahay yool , kaas oo ah inaan wax ka badalno nolasha hal milyan arday oo ku hadla luqada soomaaliga.

Nala soo xariir
1
Caawin!
ASC ????
Ma u baahan tahay in wax lagaa caawiyo?