Ma u baahan tahay caawimaad?

Pagekaaani waxaan kugu soo kulminay su'alaha badana uu ardayga is waydiin karo marku kusoo biirayo shabakadda Afoogy iyo sidoo kale waxa ku dhigaynay meelaha uu shabakdda afoogy kala soo xariiri karo.

Su'aalaha Badanaa La Is Weydiiyo

Waa bar si online ah wax loogu barto oo ay ku diyaar yihiin macalimiin aqoon dheeraad ah u leh waxay ku barayaan. Sidoo kale technology-ada an wax ku barno ardaydeena waa mid caalami ah oo ay adeegsadan kuwa ka mid ah jaamacadaha ugu waawayn caalamka sida University of Florida (UF) iyo University of Michigan (UoM)

 

Kusoo biiritaanka afoogy.com waa mid aad u fudud kaliya adiga oo maraya 3 talaabo.

  1. Marka hore xubin ka noqo oo samayso Username
  2. Kadib iska dhiib lacagta khidmada ee afoogy, si course ka ad rabto u barato.
  3. Kadib dooro Diplomada ama koorsada rabtid. Sidaas ku bilow waxbarashadaada adiga oo raacaya tilmaamaha.

 

Way kala duwantahay hababka afoogy.com lacagta loo bixiyo oo isagu jira kuwa hadda la heli karo iyo kuwa an so kordhin doono:

  • Hadaa joogtid dibadda waxa ku bixin kartaa lacagta PayPal, Master Card iyo adeegyada la mid ah.
  • Hada joogtid gudaha waxa ku bixin karta Zaad, EVC+, eDahab iyo Sahal.

 

Habka casharada loogu barto afoogy.com waa hab loo yaqaano “Self-Paced” oo la micna ah qofka ardayga inu doorto maadada u doonayo inu barto kadibna asiga dagsanayo waqtiga u baranayo lana xiriiri karo ardaydeena kale ee baranaya maadada si ay u caawiyaan.

Sidoo kale hada rabto inaa diploma ka barato afoogy iyada habka wax u baranaysid waa Instructor-led oo la macno ah waxaa helee macalin ku hogaaminayo kulana soconayo casharada iyo waxaa hele groups live ah oo ardayda iyo maclimiinta ku kulmi kartaan.

 

Casharada ka baxa bartan waxa ka dhex heli kartaa webka gudihiisa gaar ahaan classka ama fasalka ad dooratay. Waxayna u habaysanyihiin qaab u fudeedinaya ardayga si wanagaasan inu ula socodo casharada waxay ka koobanyihiin.

  • Cutub /Chapter
  • Cashar/Lesson
  • Kedis/Quiz
  • Shaqooyin lisku dirayo/Assignment.

 

Sidan kor ku so xusnay ardaygu isaga ayay ku xirantahay sida u nidaamsan laha waqtiga iyo fursadiisa iyo sida u waqti u hayo. Hase ahaate Afoogy.com waxa u dagsan nidaam guud oo ah ardayga isaga oo an cashar dhamayn inu cashar ku xiga u gudbi karin.

Laakin marka uu ardayga diploma baranayo waa ka duwantahay nidaamka ardayga wax u baranayo.

 

Dhowr fasalo ayaan bixinaa kuwa diyaarintooda an wadno oo goor dhow la so kordhin doonana way jiraan. Kuwa hadda diyaarka ah waxay kala yihiin:

  • Office Applications Class
  • Form4 – Secondary School class
  • Engineering Class
  • Language Class – Gordhow insha Allah
  • Video Editing Class
  • Photo Editing Class
  • Mobile Video Editing.

Haa wad helaysa. Sido kale shahaadooyinkeena waxay u qaybsanyihiin sidan hoose:

  1. Mid ad heli karto hadi ad dhamayso mid kamid ah course-yada qaybta ka ah fasalkaa dooratay.
  2. Hadi ad dhamayso fasalka dhan waxad heli doonta shahaado ay ku qorantahay in ad dhamaysay dhamaan course-yada u ka koobanyahay fasalka.

 

May, shahaadada waxay raacsantahay khidmada ad fasalka ku biiritaankiisa ku bixisay

 

 

Noo soo dir Fariin

[wpforms id="119"]
Nala soo xariir
1
Caawin!
ASC ????
Ma u baahan tahay in wax lagaa caawiyo?