Stories

Inkabada 1000+ arday ayaan bartaani Afoogy ku barnay xirafado iyo culuum kala duwan, Qaarkood ayaa nala soo wadaagay sheekadooda oo nagu dhiirigalisay inaa halkaasi kasii wadno dadaalkayna.

Maxay Ardaydeena Naga Dhaheen!

Markaan Go’aansadey Inaan Barto Design Gareenta waxaan Mooday Inaan Baran Karin, Balse Ku soo biritankeygii. Shabkada Afoogy Aya iga dhigtay Inaan Ogaadey Inaan ahay design gareeye weeyn balse qarsoon. Mahadsanid Alustaad Salmaan.
Abdirahman Abdirizak
Arday
Marka hore alle ayaa mahadoo dhan leh . Marka labaad waxa mahad iska leh macalin ka oo si qurux badan noogu so diyaarismyay course kaan. Alx waxbadan baan ka fahmay video editing. Waxan rajaynaa in macalin noosoo duubi doono course kaan oo advanced ah
Yaxye maxamed khaliif
Arday
Alx cousadan wax badan ayaan ka faaiday waxad mooda macalinka inaad si live ah uga dhiganayso xiiseheeda, maaanta waan ku shaqeeya video editka masha allah go forward teacher maadaw.
Mostapha Eidan
Arday
Xaqiiqdii waa casharo muhiim ah oo si wanaagsan loo habeeyay aniga koley wa I cajabiyay casharadaan inkastoo cusbahay intaan hadii daawado si fiican baan u fahmay masha allah.
Shamso Mohamed
Arday
Faysal Mohamed
Arday
Sacdiya maxamed xuseen
Arday
Waa course aad u faaido badan aadna ka helidoontid Kuna caajisi doonin
Sakeriye muuse jaamac
Arday
Jasaa kallah Ustaad ,Runtii qaab sharexeedkaaga cidkastaa way fahmi karta.
Farxaan maxamuud
Arday
waa koorso aad u muhiim ah khaasatan dadka xiiseeyo muuqaal sameynta, waa website loo habeeyey qaab casriyeysan oo dadka wax uga heli karaan
Ugu horay xaqiiqadii waa website aad u fiican waayo waa casharo tayo leh iyo qiimo aad yar oo uu ruux kasta awoodi karo.. wax dhaliil ah u mahayo
Naasirudiin Axmed Yaxye
Graphic Design
Guud ahaan Websiteka sidaa u aragtid iyo waxa nagu dari lahayd fadlan inala wadaag* Masha allah website hool fiican Hayaa Maantane Waxaa ku faraxsanahay anigoo In badan jeclaa Wax yaabo aqoonta iyo xirfadaha laxariiro inaa barto ayaan helin waagii aan somalia joogay Balse Maanta Anigoo Yurub Joogo inaa Jaanis quruxda badan ugu faa'idaysanaayo ku Faraxsanahay. Skills businesses laxariiro In lagu soo Daro Rajaynaa insha allah GUNTI IYO KUNAADADKII WAXAA IDIN LEEYAHAY AFOOGY INTA KA HOWL GASHO HOWSHA QURUXDA BADAN HAYSAAN ALLAAH IDIN KULA GARAN
Asc wr Course kaan Aad baan uga faa'iidaystay waxayna ii ahayd practice fiican anigoo wakhti dheer kahor dhigtay waxay ii ahayd xasuusin fiican , Aad baana ugu mahad celinayaa macalin salmaan maadow iyo shirkadda afoogy. Website casri ah oo websiteska wadamada la horumaray la jaanqaadaayo waaye in badan insh Allah horumar intaas kabadanna waa u rajaynaa .
Koorsada waa ku raaxaystay, si professional ah ayaad usoo diyaariseen iyo macalin dagan oo professional. Masha Allah. Waan soo Laban Markale. Masha Allah, waxbadan ayaa faa'daystay, insha allah koorso kale ayaan bilaabayaa, waan bilaabay inaan sameeyo videos. Waad mahadsantihiin Horay usii wada, qaab professional ah ayaa loosoo diyaariyay iyo macalin professional ah.
Asc wr Course kaan Aad baan uga faa'iidaystay waxayna ii ahayd practice fiican anigoo wakhti dheer kahor dhigtay waxay ii ahayd xasuusin fiican , Aad baana ugu mahad celinayaa macalin salmaan maadow iyo shirkadda afoogy. Website casri ah oo websiteska wadamada la horumaray la jaanqaadaayo waaye in badan insh Allah horumar intaas kabadanna waa u rajaynaa .