Maxay tahay Koorsadaani?
Koursadani waxaa ku baranayna Operating Systemka OS ugu caansan ay ku dhawaad 80% caalamka laga isticmaalo oo lagu magaacaabo Windows 10.
Yaa u Baahan Koorsadaani?
- Hada tahay arday oo aa qarayso research ama baxthi.
- Hada tahay maamule aa fadhiso xafiis
- Hada tahay ganacsade oo mehradaadi jogtid.
- intaas iyo inkabadan ayaa barnaamijkani u baahan.
Maxaa Ku baranayna Korsadaani?
- Waa maxay Computer?.
- Waa maxay Operating System OS?.
- Sida loo isticmaalo Mouseka iyo Touch Padka.
- Iyo Guud ahaan waxaa ku baranayna sida u isticmali lahayd systemka Microsoft Windows 10?
Average Review Score:
★★★★★
You must log in and have started this course to submit a review.
Course Content
Week One
Week Two
Week Three
Week Four
Week Five
About Instructor
Login
Accessing this course requires a login. Please enter your credentials below!
Responses
You must be logged in to post a comment.
mashaa allah ustaadi sharxaadaa weey ikaafisay mahadsanid allah haku sharfo
Mᴀʜᴀᴅsᴀɴɪᴅ ᴜsᴛᴀᴀᴅɪɪ ǫᴀᴀʙᴋᴀ ǫᴜʀᴜxᴅᴀ ʙᴀᴅᴀɴ ᴇᴇ ᴀᴀᴅ ɪɴᴛʀᴏᴅᴜᴄᴛɪᴏɴ ᴋᴀ ɴᴏᴏɢᴜ sᴏᴏ sʜᴀʀᴀxᴅᴀʏ
Waa si wangsan iminka si haa aad bey ufiicanyihiin sida ay ku socdaan casharadu
Masha allah ustad wax badan aa ka faidey shukran
Aad iyo aad ustaadi wax badan oo mugdi iiga jiray runti waan kaga bogtay koorsadan waxaan kuu rajeynaa ustaadi in illahay kuu siyaadiyo kaana ajar siiyo cilmigaad nagu intifaacday mahadsanid ustaad Salmaan
masha allah aad ayu u mahadsanyahay ustad maadow sida fiican ee uu noogu soo gudbiyay course dan qiimiga badan
Masha Allah Wll Maadow waxaatahat Qof sgaraxada talent ama mawhibo ikahay usiiyay si dagan oo qfkaasta fahmi karo ilahay haku barakeyo cilmiga anagana hanagu anfaco
RUN Ahaan Aad ayaan Ula Dhacay(Uga helay) Sida Wanaagsan Ee Casriyaysan Ee uu walal Salmaan Udiyaariyay Koorsadan Insha allah Maskaxda iyo Aqoontaadaba ilahay aduunka iyo aakhiro hakuu barakeeyo walal
Asc wr wbrk
Madasha AFOOGY IYO MACALIN SALMAAN MAADOW
MAGACAYGU:
MOHAMED BIYEY HASSAN
WAXAN DOONAYA LABADA KOORSO KALA AH:
WINDOWS10 IYO WORD
Masha allah ustaad Salman maadow iyo shabakada Afoogy sida qurux badan iyo juhdiga dheer aad nooga bixiseen sidii aan u fahmi lahayn koordan waxan allah idiinku baryaya caafimaad iyo cimri dheeri suuban iyo camal wanagsan
Ustaad aad ayaad umahasanthy waan kugu faanaaa allah haku sharfo
side ubixiya lacta walla kenya joga
masha allah ustaad salmaan maadow aad baad u mahadsantahay allah ku sharfo sida quruxda badan ee aad isku soo dubariday waxbadan waan ka bartay waa barnaamid aad ugu soo shaqeysay cilmigaaga allah kuu barakeeyo aduun iyo aakhiro markale ustad shukran
Ustaad mxaa kudhacy course wali malii furin. Mhadsanid
Waan dhamaysta koorsadii isodir shahaada
can i get this course how to install and replace windows
asc ustaad salamaan coursdaan makujirtaa sida looga tiro ama loogu shubo windows
waan ubaahnaa
Alxamdullilah maanto kale waxaay itahay farxad aad u waayiin inaan dhamaayisday courkii labaad.
waxaan rajaynayaa inaan siiwadi doono isha Allah. waxaan halkan uga mahad celinayaa Usdaad Salmaan oo ahaa macalinkii ii bilaabay halkaana iso gadhsiyay, Mahadsanid Usdaad, illahay abaalkaga jano haka yeelo.