Microsoft Windows 10

Koursadani waxaa ku baranayna Operating Systemka OS ugu caansan ay ku dhawaad 80% caalamka laga isticmaalo oo lagu magaacaabo Windows 10.

 


Price: $10/6dii bil mar

Wali kama qornid koorsadaani, Fadlan is diwaangali


Maxay tahay Koorsadaani?

Koursadani waxaa ku baranayna Operating Systemka OS ugu caansan ay ku dhawaad 80% caalamka laga isticmaalo oo lagu magaacaabo Windows 10.

Yaa u Baahan Koorsadaani?

  • Hada tahay arday oo aa qarayso research ama baxthi.
  • Hada tahay maamule aa fadhiso xafiis
  • Hada tahay ganacsade oo mehradaadi jogtid.
  • intaas iyo inkabadan ayaa barnaamijkani u baahan.

Maxaa Ku baranayna Korsadaani?

  • Waa maxay Computer?.
  • Waa maxay Operating System OS?.
  • Sida loo isticmaalo Mouseka iyo Touch Padka.
  • Iyo Guud ahaan waxaa ku baranayna sida u isticmali lahayd systemka Microsoft Windows 10?

Course Content

Expand All

Week One

Week Two
Week Three
Week Four
Week Five

About Instructor

Salmaan Maadow

CEO & Founder

24 Courses

Kama Diiwaangashnid

Course Includes

  • 9 Chapters
  • 39 Lessons
  • 2 Quizzes
  • Course Certificate

Responses

  1. Masha Allah Wll Maadow waxaatahat Qof sgaraxada talent ama mawhibo ikahay usiiyay si dagan oo qfkaasta fahmi karo ilahay haku barakeyo cilmiga anagana hanagu anfaco

  2. RUN Ahaan Aad ayaan Ula Dhacay(Uga helay) Sida Wanaagsan Ee Casriyaysan Ee uu walal Salmaan Udiyaariyay Koorsadan Insha allah Maskaxda iyo Aqoontaadaba ilahay aduunka iyo aakhiro hakuu barakeeyo walal

  3. Masha allah ustaad Salman maadow iyo shabakada Afoogy sida qurux badan iyo juhdiga dheer aad nooga bixiseen sidii aan u fahmi lahayn koordan waxan allah idiinku baryaya caafimaad iyo cimri dheeri suuban iyo camal wanagsan

  4. masha allah ustaad salmaan maadow aad baad u mahadsantahay allah ku sharfo sida quruxda badan ee aad isku soo dubariday waxbadan waan ka bartay waa barnaamid aad ugu soo shaqeysay cilmigaaga allah kuu barakeeyo aduun iyo aakhiro markale ustad shukran

Nala soo xariir
1
Caawin!
ASC ????
Ma u baahan tahay in wax lagaa caawiyo?