Su,aal baan wataa
Waa maxay waxa yareeyey hal abuurkii dhalinyarada Soomaaliyeed kuwo lehna maxay u hormari waayeen?
Waa maxay waxa yareeyey hal abuurkii dhalinyarada Soomaaliyeed kuwo lehna maxay u hormari waayeen?
Xirfad aad maanta baratto barri ayay ku anfaceysaa, waxaan ku jirnaa 2026 dhammaadkiisa, waxaa ka dhiman sanad cusub 3 bilood kaliya, waxaa fiican hada inaan waxbarashada sii wadanno, amma maada cusub aan baranno, si aan zanadka soo socda ee ahaa 2027 miraheenna guuraneyno, insha allah.
halkee lagala soo dagayaa?
Waxaan idiin diyaarinay Ice Cream in a Waffle Cone PNG Pack oo loogu talagalay practice-ka graphic design-ka iyo food advertising-ka.
Waxaad ku tijaabin kartaa:
Ice cream shop & dessert menu designs
Summer promotional banners & posters
Social media ads & food branding
Photoshop food photo manipulation
Product packaging & flyer layouts
🍦 Delicious High-Quality Ice Cream Assets
📦 10 Transparent PNGs (Ready to Use)
👉 Download Pack
LIink: https://u.pcloud.link/publink/show?code=kZq0kRJZlbE6j2YP6cJwEra9z9SUnHdkYfK7
Waxaan idiin diyaarinay 3D Black Shapes Collection oo ah kolektion casri ah oo ka kooban 120+ 3D geometric & organic black shapes, loogu talagalay graphic design-ka iyo visual compositions-ka.
Waxaad ku tijaabin kartaa:
Modern poster & flyer designs
Abstract typography background layouts
Tech, streetwear & luxury branding
Social media promotional banners
Website landing page hero graphics
🖤 Sleek Matte Black & Glossy Finish
📐 Geometric, Liquid & Organic Abstract Shapes
📦 120 High-Resolution Files (Transparent PNG / 3D Rendered)
👉 Download Collection