Xirfad Baro

Xirfad aad maanta baratto barri ayay ku anfaceysaa, waxaan ku jirnaa 2026 dhammaadkiisa, waxaa ka dhiman sanad cusub 3 bilood kaliya, waxaa fiican hada inaan waxbarashada sii wadanno, amma maada cusub aan baranno, si aan zanadka soo socda ee ahaa 2027 miraheenna guuraneyno, insha allah.

View who liked this

Likes

Post Visibility