1 || Graphic Design & Visual Identity Specialization
Noqo naqshadeeye xirfad leh.
Diplomadan wuxuu kaa dhigayaa qof si dhab ah u naqshadeeya oo suuqa shaqo ka heli kara.
Waxaad si qoto dheer u baranaysaa
⭕️ iska diiwangali maanta Taabo halkaani .




2 || Data Science Fundementals
Faham xogta oo hel shaqo mushahar sare leh.
Diplomadan waxay ku baraysaa aasaaska Data Science . Waxaad baran doontaa sida xogta loo ururiyo, loo nadiifiyo, loona falanqeeyo. Sidoo kale waxaad fahmi doontaa sida kombiyuutarka uga barto xogta si uu u sameeyo saadaal. Koorsadani waxay ku diyaarinaysaa xirfad aad suuqa shaqada ku geli karto.
⭕️ iska diiwangali maanta Taabo halkaani .





3 || Content Editing
Samee muuqaallo soo jiidasho leh.
Halkaani waxa ka helaysaa koorsooyin sida loo saxo loona hagaajiyo content-ka. Waxaad baran doontaa saxidda qaladaadka qoraalka, habeynta fikradaha, iyo sida loo sameeyo qoraal cad oo si fudud loo fahmi karo. Waxay kaa caawinaysaa in content-kaagu noqdo mid xirfad leh oo soo jiidasho leh.
⭕️ iska diiwangali maanta Taabo halkaani .




4 || Visual Storytelling
Ubadal sheekooyinkaada hab muqaal ahaan.
Koorsooyinkan waxay ku barayaan farsamo aad ku sheegto sheeko adigoo adeegsanaya sawir iyo video, halkii aad hadal badan ka isticmaali lahayd.
⭕️ iska diiwangali maanta Taabo halkaani .



5 || Digital Business & Sales Mastery
Ka ganacso online adigoo guriga jooga.
Koorsooyinkan waxay ku barayaan xirfado ganacsi oo casri ah. Waxaad baran doontaa sida ganacsi loo bilaabo, loo suuq geeyo, loona kobciyo. Waxay kaa caawinayaan inaad fahanto suuqa iyo macaamiisha.
⭕️ iska diiwangali maanta Taabo halkaani .


