12 Week Year Plan
Buug-yarahan 12 Week Year Plan waa buug tayo sare leh oo si qurux badan loo naqshadeeyay, laguna daabacay Afoogy.
Waxa uu kaa caawinayaa inaad qorsheysato, la socoto, oo aad gaarto yoolalkaaga muddo 12 toddobaad gudahood ah.
❤️ Waxaa lagu sameeyay naqshad casri ah iyo daabacaad tayo sare leh.
✨ Ku habboon ardayda, macallimiinta, iyo qof kasta oo doonaya horumar shaqsiyadeed.
⭕️ Dalbo hadda oo bilow safarkaaga 12-toddobaad ee guusha!
Habit Tracker
Buug-yarahan wuxuu kaa caawinayaa inaad:
✍️ La socoto caadooyinkaaga maalin kasta.
🚫 Ka tagto caadooyinka xun.
✅ Dhisato caadooyin cusub oo kuu faa’iido leh .
Wax walba waa fudud, cad, oo beelo ah.
🌍 Meel kasta oo aad joogtid waad isticmaali kartaa.
🎯 Caado yar maalin kasta = Isbeddel weyn mustaqbalka.
☎️ Hadda soo dalbo WhatsApp: +252619898954
Afoogy – Aan wada dhisno nolol nidaamsan.
The Basics of Video Editing
Buuggan The Basics of Video Editing wuxuu kaa caawinayaa inaad:
🎬 Fahamto aasaaska Video Editing-ka
✂️ Barato tools-ka iyo farsamooyinka muhiimka ah appka premiere pro
🖥️ Ina Sameyso edits nadiif ah oo soo jiidasho leh
📚 Hesho hagid kuu fududeynaysa ina barato barnaamijkaani
Buug loo qoray si fudud, cad, oo si sahlan loo fahmi karo.
🌍 Meel kasta oo aad joogtid waad isticmaali kartaa.
🎯 Xirfad yar maanta = Fursado waaweyn berri.
☎️ Hadda soo dalbo WhatsApp: +252619898954
Afoogy – Aan wada dhisno nolol nidaamsan.
