Meel Walba...

Xilli Walba....

Waxaa ku guulaysanay in an barteena Waxbarasho ku
tababarno in ka badan 900+ arday oo ka faa’iday
aqoonta kala duwan ee laga baxiyo bartan.

Waxbarasho Xad La'aan Ah

Kororso Xirfad Cusub

Baro xirfado cusub la Xiriirta Waxa danaynayso adigoo gurigaadi jooga.

Macaliminteena

Kabaro Culuumta kala duwan Maclimiin Aqoon Dheeri u leh Waxay kusoo Gudbinayaan.

Casharadeena

Casharo oo marwalba la cusboonay siinayo -Update-ah oo tayo sare leh, la socdo kadis iyo shaqooyin.

Shahaado

Hel marwalba dhamayso course shahaado cadaynaysay xirfada baratay.

Hadafkeena waa in ay helan ardaydeena waxbarasho an xad lahayn lehna tayo iyagoo nagala socon karo meel walba ay jogan iyo xili walba.

Mr. Salmaan Maadow — Founder & CEO.

Si Aad ugu mid noqoto Ardayda afoogy raac Talaaboyinkani Hoose

Talabada kowad aa racayso waa in Username ka samayso Afoogy.com ama aa iska diiwangaliso hadaadan qabin adigoo taabanaya baatamka kore ee Log in.

Kadib iska dhiib lacagta khidmada ee afoogy oo oo $5 ah hada koorso kaliya rabto, hada fasal rabtane ay tahay $7 si waxaa danaynayso ad rabto u barato, Fasalada iyo Koorsooyinka idin hayno Halkaani ka fiiri

Fadlan waxaa inoo soo gudbisa adigo nagala soo hadlayo talefonada ama emailada Halkani ku xusan, adigo so diraya 3-dan waxyaabood ee hoos ku xasan:  

1- Magaca isku diiwangalisay.

2- Numberkaa khidmada kaso tuurtay.

3- Fasalka ama koorsada rabtid.

Maxay Ardaydeena Naga Dhaheen!

Markaan Go’aansadey Inaan Barto Design Gareenta waxaan Mooday Inaan Baran Karin, Balse Ku soo biritankeygii. Shabkada Afoogy Aya iga dhigtay Inaan Ogaadey Inaan ahay design gareeye weeyn balse qarsoon. Mahadsanid Alustaad Salmaan.
Abdirahman Abdirizak
Arday
Marka hore alle ayaa mahadoo dhan leh . Marka labaad waxa mahad iska leh macalin ka oo si qurux badan noogu so diyaarismyay course kaan. Alx waxbadan baan ka fahmay video editing. Waxan rajaynaa in macalin noosoo duubi doono course kaan oo advanced ah
Yaxye maxamed khaliif
Arday
Alx cousadan wax badan ayaan ka faaiday waxad mooda macalinka inaad si live ah uga dhiganayso xiiseheeda, maaanta waan ku shaqeeya video editka masha allah go forward teacher maadaw.
Mostapha Eidan
Arday
Xaqiiqdii waa casharo muhiim ah oo si wanaagsan loo habeeyay aniga koley wa I cajabiyay casharadaan inkastoo cusbahay intaan hadii daawado si fiican baan u fahmay masha allah.
Shamso Mohamed
Arday
Waa course aad u faaido badan aadna ka helidoontid Kuna caajisi doonin
Sakeriye muuse jaamac
Arday
Jasaa kallah Ustaad ,Runtii qaab sharexeedkaaga cidkastaa way fahmi karta.
Farxaan maxamuud
Arday