Qaanuunka Khaaska ah

La Cusboonaysiiyay: Muharram 18, 1444 H |  August 16, 2022 M 

Si aad iskaga diiwangaliso afoogy oo u adeegsato adeegyadayna, waxaanu kaa ururin doonaa macluumaadka soo socda:

  • Magacaaga koowaad iyo magaca aabahaadi.
  • Ciwaanka emailkaaga.
  • Halka aa joogtid.
  • Lambarka taleefankaadi.
  • Xisaabaadka ku leedahay Social Media.
  • Sawir aa saaranaysid Profilekaada (ikhtiyaar).
  • Macluumaadka guud ahaan aa ku darto accountigaada. (ikhtiyaar).

Madasha Afoogy waligeed lama wadaagi doonto xogta ku gaarka ah qof kale.

Hadii ay jiraan wax suaal ah ood ka qabto qodobada kor ku xusan fadlan nagala soo xariir WhatsAPP ama Email noogu soo dir: [email protected].

Mahadsanidiin.????

Nala soo xariir
1
Caawin!
ASC ????
Ma u baahan tahay in wax lagaa caawiyo?