Xarunta Xaqiijinta Shahaadada

Search Certificate by ID

Responses

  1. Aad baan ugu faraxsanahay inaa dhameeystay course ka premier pro cc.
    Wiliba inigoo fahmay casharada ilaa xad, leeygana baahanyahay in aan ku shaqa bilaabo waxa aan bartay, tijaabo badan ku sameeyana, waxa aan bartay.
    Run ahaantii sooma koobi karo waxa aan ka bartay course-kaan lkn waxaa iigu xiisa badnaa top (Q) and tail(W).
    Aad baan ugu mahadcelinayaa prof. Salmaan Maadow, ajar allaha kaa siiyo Ustaad.

  2. Waxan aad iyo aad ugu mahad celinayaa ustaad salmaan madaw, macalin qiima badan ajir alla hakaa siiyo sidaa website ka ugu habaysay ardayda somaliyed, maantana waa ii farxad inaan dhamaystay course kii aan halkan kabaranayay,
    Mahadsanid ustaad