Afoogy Partner Marketing (APM)

La wadaag afoogy.com asxaabtaada,qoyskaadi ama followers-kaada, oo hel abaalmarin lacageed qof walba oo dhankaadi afoogy ugu soo biira. Ma jiro xad inta aad kasban karto!

Sidee U Shaqeeyaa Nidaamkayna?

inaad ka mid noqotid shurakadeena waa sahlan tahay, lacag heliduna waa ka sahlan tahay! iyo habkaa kula socon lahayd. waxaan adeegsana nidaam fudud aa ku dabagalayso waxaana heli doontaa casharo dhamaystiran aa kugu barayno nidaamkayna.

Share-gree / La wadaag

Talaabada labaad

U adeegso linkiga aa ku siinaynayno ama koodka qiimo dhimista inaa la wadaagtid asxaabtaadi. Waxaad ku arki doontaa dhammaan dadka soo booqda iyo isticmaalka koodka qiimo dhimistaada boggaaga APM

Kasbo ribix

Talaabada saddexaad

Abaalmarin lacageed ama koorsooyin free ku hel qof walba oo dhankaadi ka imaado oo koorsooyinka afoogy kusoo biira. mana jirto tiro xadidan arday aa keeni kartid.

Su'aalaha Badanaa La Is Weydiiyo

Barnaamijka shuraakada suuqgaynta afoogy waxa ku helee abaalgud lacageed markaad kusoo hagtid arday cusub koorsooyinka afoogy.
ardaygaas haduu iibsado kooraskaa kusoo hagtay, lacgtuu dhiibay qayb ayaa ka leedahay.

 

Waxaa ku kalsoon afoogy kumanaan arday somali oo addunka meelo kala duwan kala jooga.
koorsooyinkaa ardaydeena u gudbinana wa kuwa tayo sare leh ayna dajiyeen khubaro ku xeel dheer waxbarista onlineka ah, waxaane ku dhigi doono maclimiin loo tababray habka ku barista online-ka ah.

Hadii codsigaaga ina kamid noqotid shuraakada suuqgaynta afoogy (Afoogy partner marketing APM) la oggolado, waxaad heli doontaa iimayl xaqiijinaya oggolaanshahaaga ama whatsappka ayaan fariin kugu soo dirayna.
F.G: Emailkaadi iyo number whatsappkaada ha noqdaan kuwa sax ah!

Waxaa jirto laba dhariiqo 

  1. Hab (Cash) lacag ahaan waxaane ku siinayna marka lacagtaadi ay gaarto 10$.
  2. Hab (Store Credit) oo ah ina lacagtaadi kugu badalno kooras oo adiga aa dooranaysid.

Arday walba aa kaynto waxaa commission ama faaido ku leedahay $1 micnaha haduu iibsado kooras 10$ adiga waxa leedahay $1 , afoogyne waxay leedahay $9.

In kamid noqoto shurakadeyna wax malagaaga baahno waa bilaash, kaliya waa ina safiican u taqaana afoogy koorsooyinka ay bixiso safiicane ugu sharxi kartid ardaygaa u gudbinaysid.

Nala soo xariir
1
Caawin!
ASC ????
Ma u baahan tahay in wax lagaa caawiyo?