Ka amba qaad, halkaad kaga tagtay
Maxaa Cusub?
Habka ku heli Karto?
Timeline
-
Hanad Mohamud earned 1 Maar Dhiman 6 hours ago
-
Abdirahim Abdullahi Mukhtar changed their photo 9 hours ago
-
Abdirahim Abdullahi Mukhtar changed their photo 9 hours ago
-
Ahmed Cabdisamed posted an update 14 hours ago
-
MOHAMED BASHIR ALI earned 1 Point 14 hours ago
Dhibcaha & Biladaha
Xidig
Shaqooyinka aa ku heli karto Xidig waxay kala yihiin:
- Hada cashar dhamayso (1 Xidig).
- Hadaa Waajib ama Quizd ka shaqayso (1 Xidig).
- Xogtaadi dhamaystiran ina galiso Profilekaadi (1 Xidig).
- Boqashadaada Afoogy Platform (1 Xidig).
- Hada Qoraal ku qorto Timelinekaada (2 Xidig).
- Arday hada ku cazumtid Afoogy (1 Xidig).
- Hada faalo (Comment) ka bixisid qoraalada afoogy (1 Xidig).
Maar Dhiman vs Maar Buuxa
Maar Dhiman: Biladaani waxaa heli kartaa hada dhamayso inta u dhaxaysa1-4 kooras oo kamid ah Koorsooyinka afoogy.
Maar Buuxa: Biladaani waxaa heli kartaa hada dhamayso 5 kooras oo kamid ah Koorsooyinka afoogy.
Qalin Dhiman vs Qalin Buuxa
Bilada Qalin Dhiman: Biladaani waxaa heli kartaa hada dhamayso inta u dhaxaysa 6-9 kooras oo kamid ah Koorsooyinka afoogy.
Bilada Qalin Buuxa: Biladaani waxaa heli kartaa hada dhamayso 10 kooras oo kamid ah Koorsooyinka afoogy.
Dahab Dhiman vs Dahab Buuxa
Bilada Dahab Dhiman: Biladaani waxaa heli kartaa hada dhamayso inta u dhaxaysa 11-14 kooras oo kamid ah Koorsooyinka afoogy.
Bilada Dahab Buuxa: Biladaani waxaa heli kartaa hada dhamayso inta u dhaxaysa 11-14 kooras oo kamid ah Koorsooyinka afoogy.