waxbarasho xad la’aan ah

Ardada meel walba ay joogaan way ku so biiri karaan Afoogy , Pagkaani waxaa idinku soo gudbinayna talaabooyinka u mari lahayd si aad ugu mid noqoto Afoogy, iyo habka khidmo bixinta.!

Tallaabada koowaad

Talabada kowad aa racayso waa in Username ka samayso Afoogy.com ama aa iska diiwangaliso hadaadan qabin adigoo taabanaya baatamka kore ee Log in.

tallaabada Labaad

Kadib iska dhiib lacagta khidmada ee afoogy adigoo dooranaya lawadan xermo mida rabto, ina dhiibto: $5/bishii ama $10/3dii bil hal mar .

tallaabada saddexaad

Fadlan waxaa inoo soo gudbisa adigo nagala soo hadlayo talefonada ama emailada hoos ku xusan 3-dan Xog ee hoos ku xasan:
1- Emailka iyo Magaca aa isku diiwangalisay.
2- Numberkaa khidmada kaso tuurtay.
3- Fasalka ama koorsada rabtid.

habka Khidmo bixinta gudaha

eDahab

*110*629898954*$#

EVC Plus

*712*619898954*$#

ZAAD

*880*0619898954*$#

SAHAL

*883*0619898954*$#

habka Khidmo bixinta Dibadda

MasterCard - Goordhow

PayPal - Goordhow

DBI

TAAJ

FADLAN DOORO Xermada kugu haboon

Fadlan dooro qorshahaa rabtid markaas inaa wax uga baratid afoogy.com adigoo ka dooranayo lawada qorshe hoos ku xusan.

$5

KOORSO/cOURSE

Bil walba

$10

Koorso / Course

3Bil walba/Halmar

FADLAN NALA SOO XARIIR

WhatsApp

Facebook

Email

info@afoogy.com