Abaalmarinadeena
Halkaani waxaa kugu soo gudbinaynaa faah faahin dheeri oo ku saabsan Dhibcaha iyo biladaha ay afoogy ku siinayso hada shaqo xadidan qabato.

Xidig
Shaqooyinka aa ku heli karto Xidig waxay kala yihiin:
- Hada cashar dhamayso (1 Xidig).
- Hadaa Waajib ama Quizd ka shaqayso (1 Xidig).
- Xogtaadi dhamaystiran ina galiso Profilekaadi (1 Xidig).
- Boqashadaada Afoogy Platform (1 Xidig).
- Hada Qoraal ku qorto Timelinekaada (2 Xidig).
- Arday hada ku cazumtid Afoogy (1 Xidig).
- Hada faalo (Comment) ka bixisid qoraalada afoogy (1 Xidig).
Level-ka
Koowaad
Ee abaalmarinada
Madasha Afoogy

Maar Dhiman
Biladaani waxaa heli kartaa hada dhamayso inta u dhaxaysa1-4 kooras oo kamid ah Koorsooyinka afoogy.

Maar Buuxa
Biladaani waxaa heli kartaa hada dhamayso 5 kooras oo kamid ah Koorsooyinka afoogy.
Level-ka
Labaad
Ee abaalmarinada
Madasha Afoogy

Qalin Dhiman
Biladaani waxaa heli kartaa hada dhamayso inta u dhaxaysa 6-9 kooras oo kamid ah Koorsooyinka afoogy.

Maar Buuxa
Biladaani waxaa heli kartaa hada dhamayso 10 kooras oo kamid ah Koorsooyinka afoogy.
Level-ka
Sedexaad
Ee abaalmarinada
Madasha Afoogy

Dahab Dhiman
Biladaani waxaa heli kartaa hada dhamayso inta u dhaxaysa 11-14 kooras oo kamid ah Koorsooyinka afoogy.

Dahab Buuxa
Biladaani waxaa heli kartaa hada dhamayso 15 kooras oo kamid ah Koorsooyinka afoogy.