Koursadani waxaa ku baranayna sida muqalada loo sameeyo loona habeeyo anagoo ku barnayno barnaamijka Adobe Premiere CC
Maxaa Ku baranayna Korsadaani?
- Wajiga hore ee barnaamijka iyo toolashiisa waxay kala yihiin (Touring the Premiere Pro CC)
- Sida fileshaada media usoo gashan lahayd barnaamijka iskuna hagaajin lahayd (Importing your media& Organizing Media)
- Waxaa sidoo kale baranayna waxa asaasiga u ah video Editing (Basic Editing).
- Sida u ahagajin lahayn codka (Performing Basic Audio) .
- Sida u siticmaali lahayn waxa asaasiga u ah effects (Basic Effects).
- Sida coloraska u saxi lahayd (Color Correction).
- Ugu danbayn sidaa usoo saari lahayd filimka (Output the Projects).
Average Review Score:
★★★★★
Balse Advanced Ah Waxbo Ka Faidi Maayo
You must log in and have started this course to submit a review.
Course Content
Week One
Week Two
Week Three
Week Four
Week Five
About Instructor
Login
Accessing this course requires a login. Please enter your credentials below!
Responses
You must be logged in to post a comment.
Asc
wa alaikumu salam
Asc dhammaan Ardayda iyo macalimiinta koorsaddaan qaybta labaad ee Sanadkn aa bilownay mahayo aniga dadka helay koorsooyinka hormarsan halkaan ha iga caawitaan
Mahadsanidin
Asc dhmaan bahda Afoogy
Waxan kusoo biirey fasalka
waa kuso dhawynayna walal waxa faham waysid si toos casharka gudihiisa inoo dhig
Mahadsanid Ustaad
video iyo quize waan dhameystay maxaa leyga baahanyahay
ASC Macalin intee kaala soo xariiraa priv ahaan waxaa rabay inaa iska diiwaan geliyo courses kaada waxaa igu dhib ah sida loo bixinaayo FEE ga lacagta qidmada ah runtii What’sApp waan ku daalay mase waad badasheen .
kindly.
Mahdsanid anigan maanta kusoo biiray waana goob indhaha uroon casharo fcna leh wlhi
koorsadaan adobe premier bishii maa shan dollar ah
waxaan aad iyo aad ugu faraxsanahay inaan dhameysto
course of video Editing Premier pro and Hitflim express
waxaan si qaas ah ugu mahad celinayaa alle kasakow
Ustaad:Salman Madow.
Ustaad waad mahadsantahay Sida wanaagsan ood noogu dadaashay
Waxaan qaatay Certificate of Premier pro
saciidyaxye
lambarka 619888134
Asc ardy iyo mclimiinta
Bismilaah Asalaamu,caleymuk warax,ma tulaahi warakaa,tahu Macayga waali Ali haaraa mire
Waxaa mahad oo dhan iska leh allaah intaa kadib waxaan halkaan uga mahad celinayaa Ustaad, Salmaan Maadow oo si wanaagsan oo Hagar la,aan ah wax noo baray Ustaad waad mahadsan tahay Allaah hakuu barakeeyo Cilmigaaga iyo Caq,ligaaga
Waxaan ku faraxsanahay inaan Qaatay ,Certificate of Premier pro , oo ah koorsaddii aan dhameeyey
Asc!
waxaan ahay ardayad ka mid ah ardayda AFOOGY, waxaan ka bartay video editing. Waxaan marka koowaad u mahadcelinayaa allah subxaanahu watacaalaa ii fududeeyey in aan ka mid noqdo ardayda AFOOGY, marka labaad waxaad mahad balaaran u dirayaa macali SALMAAN MAADOW iyo akhyaarta la shageysa oo mar walba u heelan siday ardaydooda u qancin lahaayeen, runtii cashirada markii koowaad caqabado ayaan kala kulmay , caqabad walba si diiran oo qurux badan ayey iigu xalinaayeen macalinka iyo akhyaarta kale ee la shaqeeya.
Macalin SALMAAN waad mahadsantihiin adiga iyo macalimiinta kaleba , haday jirto kalmad ka weyn mahadsanid waan idin dhihi lahaa , ilaahay ha idinka abaal mariyo aduun cisi ku noolaada aakhirana halkii roon iyo janatul fardawsa.
Asc ustaad waxaan ubahanahy koorsadaan inaan iska dewan galiyo mhdsnid
السلام عليكم ورحمه الله وبركاته
waxaan ahay ardayad ka mid ah ardayda AFOOGY, waxaan ka bartay PRIMIERE PRO CC 2020 Waxaan marka koowaad u mahadcelinayaa allah subxaanahu watacaalaa ii fududeeyey in aan ka mid noqdo ardayda AFOOGY, marka labaad waxaa mahad balaaran u dirayaa USTAAD SALMAAN MAADOW IYO MACLIMIINTA la shageysa oo mar walba u heelan siday ardaydooda u qanciyaan.
Macalin SALMAAN waad mahadsantihiin adiga iyo macalimiinta kaleba , haday jirto kalmad ka weyn mahadsanid waan idin dhihi lahaa , ilaahay ha idinka abaal mariyo aduun cisi ku noolaada aakhirana halkii roon iyo janatul fardawsa Inshaa’allaah.
Qaabke video editing isaga diwaan geliya mudane
Salaamu caleikum! Waxaa mahad is kaleh allah SWT oo ii suura galiyey inan ka mid noqdo ardayda wax ka barata Afoogy. Marka xigta ustad Salmaan oo asna ii fududeeyey helida waxbarasho tayeysan, waxbadana iga caawisa mustaqbalka dhow insha allah. Xaqiiqatan lama soo koobi karo dareenkeyga maanta iyo sidaan u jeclahay xirfada muqaal sameynta insha allah inan ka miro dhaliyo ayan ku hami weynahay. ❤
Asc dhamaan walalaha halkan ku jiro macaliminta ardayda iyo dhamaan bahda afoogy wan idiin salaamay waxan ahay arday cusub 02/02/2022 barasha wanagsan saaxiibyaal
Waxaan u mahadcelinaayaa Macallin Salman Maadow oo juhdi, waqti iyo maskaxba geliyay sidii cid walba oo danaynaysa in si online ah wax uga baran karto, midda kale sharxaadda macallinka oo aad u boobsiis ah in uu xawaaraha yareeyo ayaan ku talin lahaa.
Tan xigta waxaa Courseka ka maqan oo ahayd in lagu soo daro waxey ila tahay Chapter seven halka Titles keliya lagu qorey in lagu daro Logos and Samples
MAHADSANIDIIN
asc.wr marka hore aad ayaan usalaamayaa bahda afoogy gaar ahaan macallinkayga ustaad salmaan maadaw oo run ahaantii intaan coursigaan ku soo biirinba wax badan ka faaidaystay markaan coursigaan ku soo biirayna waxaan ka helay aqoon badan oo aan u baahnaa alle haidin barakeeyo waxaan rajaynayaa in badan inaan ka faaidaysan doono platformkan afoogy iyo macallimintayda sharafta badan leh jannatul firdaws alle haidinka abaal mariyo wixii tala ii muuqday ee kalena waxaan ku soo qoray gunaanadka iyo qiimayntayda koorsada waxaan rajaynayaa inaad arki doontaan inshaa allaah
lkn waxaan mar kale xoojin lahaa inaad noogu soo dartaan coursooyinga programing languege ka ah waayo websideyada soomalida inta badan cilmigaas ma bixiyaan aadbaad u mahadsantihiin markale [ جزاكم الله جنة الفردوس الأعلى]
Asc warxama marka hore waxansalamaya macaliminta iyo ardayda Oo Dan marka kale macalinka waxanweydin laha inu igucawiyo setha coursesaska leyskiga diwangiliyo iyo lacagaha sithi loso diro atho jooga dalka dibadisa gar ahan KENYA ???????? MAHADSANITHIN
Asc dhamaan tiin waad idin salama course kan qiimahedu shan dolor soomaha hadaan iibsanado soo casharda xataa hadaan dhameeyo oo sanad lagaaro awood uma lihi inaan dib u daawado
Asc dhaman mamulka afoogi aad iyo aad ayad ugu mahadsantihin dadalkina ku Adan ardayda somaliyed
Ajar Allah idinka siiyo
waan idin salaamay BAHDA AFOOGY!
Ilaah ayaa mahadleh ugu danbeyn maanta ayaan soo gabagabeeyey barnaamijkaan muuqaal sameynta premier pro.
waxaan bartay muuqaal sameynta ilaa heer aan awoodo inaan soo saari karo muuqaal tayadiisu sareyso aadna ay ugu qanci karaan macaamilkeygu ama bulshada aan lawadaagayo,
BAHDA AFOOHY ku mahadsanidiin koorsooyinkan aad bixisaan.
xaqiiq markaan kahadlo macalinka koorsda salamaam madoow ma filayo inaan arki doono macalim lamid ah waayo wuxuu noo baray koorsada si daacad nimo leh oo naxariis leh hadii aan soomaaliya imaado macalin salmaan maadow gurigiisa la seexanaya cuntana waan isla cuneynaa cilmi na waan ka siyaad sanayaa jaceel aan uqabo daradii macalin salmaan noolow we love you all .
Asc dhamaan Macalimiinta iyo Ardayda wax ka barata bartan Afoogy Alle ayaa mahad leh isoo gaadhsiiyay inaan dhameeyo Course-kii ugu horeeyay een ka barto @Afoogy waxaan si fudud ufahmay Premier Pro CC taasna waxaan uga mahad celinayaa Macalinka sida quruxda badan ee nidaamku ku dheehan yahay usoo diyaariyay Course-kan waxaan rajaynayaa in mustaqbalka lagu soo daro Chapter farabadan oon lagu ekaan kan basic-ah oo lagaarsiiyo ilaa High level insha allah
Mar 2aad waad Mahadsan tihin
Asc dhamaan, runtii hada fikirkega dhiibto si raaxo leh aye igu dhamaatey course daan sababto ah mesha waa meel quruxsan iyo qaab quruxsan oo sharaxaada loo bixinaayo waaba ha caajisin ????
Salaamullaahi Calaykum
Ugu horeen waxaa mahad oo dhan ay usugnaatay Alle sw
hadii aan kawaramo Koorsada Premiere Pro CC waa koorso cajiib ah wax badan aan kafaaiiday
bahda Afoogy iyo Macalim Salmaan waad kumahadsan tihiin dadaalka aad galiseen dhamaan koorsooyinka webkaan kudiyaarsan
hadii aan kawaramo koorsadaan waa mid wax badan laga faaiidayo qofkii xoogga saarana uu wax badan uga maarmi karo
guntii iyo gabagabadii waxaan rajaynayaa in dhamaan Koorsooyinka aan kawada faaiidaysan doono insha allaah dhamaantiin waxaan idiin wada rajaynayaa Barwaaqo iyo Baraaro insha allaah .
Wassalaamu calaykum
Waxaan ku faraxsanhy inaa ka mid noqdey ardayda faraha badan ee wax ka barata Afoogy xaqiiqatan waxb badan aan hore ufahmsaneyn, waxaan ugu mahadcelinaa ustaad Salmaan Maadow oo dadaaal dheer ku bixiye siduu uqancin lahaa ardaydiisa .
Asc ustaad io dhamaan ardayda ustaad appka markaan is iri lasoodag nag buu noqday computerkuna wuxuu ahaa ci5 4G marka see wax ujiraan ma igacaawinkartaa midaas teeacher ilaa markii aan isdiwaangaliyey ilaahada intaas lee uxanimanhy marka qaabka soodegista miyaa mise computerka
waxaan ku cusbahay bilaabidda koorsadan waxaan rajeynayaa inaanan ka caajisin una barto si fiican oo waxtar leh
ilaahay mahadoo dhami u sugnaatay bash bash noogu soo dhameeyey koorasan wanagsan allaha ku sharfo ustaad , dhamaan waan ku dhiiri galinayaa bahda afoogy arday iyo macalimiinba .
ASC ustad
Thank you teacher
Waxaan u mahadcelinaayaa Macallin Salman Maadow oo juhdi, waqti iyo maskaxba geliyay sidii cid walba oo danaynaysa in si online ah wax uga baran kart.thnk you teacher
ASC MACALIN SALMAN MAADOW WAXAN UU BAHAN IINAD IIGU DARTO GROUPKA ARYDAA VIDEO EDITING MACALIN