Coursadani waxaa ku baranayna barnaamijka lagu saxo laguna qurxiyo Photoshop CC.
Yaa u Baahan Koorsadaani?
- Hada rabto ina noqotid graphic designer.
- Hada tahay photographerska.
- Hada tahay social media markater.
- Hada tahay Video Editor.
- Hada tahay Motion Grapher
Maxaa Ku baranayna Korsadaani?
- Wajiga hore barnamijka guud ahaan iyo toolskiisa sidaa u adeegsan lahayd.
- Digital images iyo Nocyada sawirada CMYK iyo RGB
- Iyo sidoo Layerska loo adeegsado.
- Sida sawirada u jar jaran lahayd adigoo adeegsanayo ilaa dhowrka tool uu barnamijka ku siinayo .
- Sidoo kale sida sawirada colorskooda u saxi lahayd.
- Iyo khaladaadka aa sawirada ka hesho markaa sawirto.
- Iyo Filterska barnaamijka ugu caansan sida u isticmaali lahayd .
- iyo sida mask ugu samayn lahayd sawirada.
- Chapterda qaar markaan dhamayno waxaa samynayna baractice aa ku murajacaynayno dhaman waxa kusoo baranay duruustii hore insha allah.
Average Review Score:
★★★★★
You must log in and have started this course to submit a review.
Course Content
About Instructor
Login
Accessing this course requires a login. Please enter your credentials below!
Responses
You must be logged in to post a comment.
Waxaan jeclaanlahaa inaan coure ka barto. Sidee ayaan lacgta ku bixiyaa.
Asc ustad cilad yar jirto oo aan fahmin marka sawir soo galiyo photoshoka oo aan rabo in aan giyo mesha cabirka soo saxday sawirka qabkle ayuu noqonaa midabka saxda ah ayaa ka badal mayo
sideen lacagta u bixiyaa ustaad coursadaan ban doonyee
Sideen iskaga diiwaan galiyaa course Ka?
koorsadani waa koorso waxyaabo badan aan ka faidnay waxaana mahad balaaran usugnaatay alle swc intaas kadib waxaan umahad celinaa ustaad maadow oo qofka hirgiliyay iney korsadan ina sogarto waxan leyahay ustaad abaal kada magudi karno balse waxay niyadada jeceshahay oo qeer allaha kuu sahlo i.a intaas kadib waxan umahad celina bahda afogy howl wadeenada iyoo iyagana kaalin kaqadatay haday noqoto xariirkoda wanagasan iyo son dhawentoda qurux badan
ku: ustad maadow > ustaad koorsada kusoo kordhi tussaloyin 1iyo 2 oo ah samenta waxyaabo boro fishinal ah .
Shahaadadayda wali maan helin ee xagay wax ka khaldanyihiin.
Qolada cawintana wax jawaab ah imaysan siinin
waxaan rabaa inaa koorso kale bilaabo
M.A
asc salman wxn jecla coursada photoshop ina barto marka software barmijka side ku hela gorme se an bilabi kara maxase ugu duwantihiin video bdn o youtubeka ka buxa runtii anan faham fcn isin wayey
A s c wr wb salaan sare macalin salman salaam kabacdi wxn rabay ustad inaan bilaabo hadii Allaah idmo inan bilaabo photoshop cc qof aan waligiis baran photoshopka mabilaabikaraa ustad iisoo jwb mhdsnd
coursada aad bay faaido u ledahy waxn jeclaan lahaa ustaad in la balaadhiyo sida logo bussiness card waxyabaha la midka sida lo sameeyo noguso dar ustaad
Asc ustaad salmaan koorsada waan dhameeyay koorso kale iisoofasax
Ustaad Coursadan Wax badan Baan Ka faaidey Alx Waan Ku shaqeyey Labo Company Baanan Kaga Shaqeyey Haderna Macalin Baan Ahy
SHahaadadana Hadeer Baan Shaqo Ku Codsanaya Alx ilaahey Baa Mahad iskaleh
ALLE ka Sokow Sababta adiga iska leh ustaad
Asc Ustaad Salmaan Maadow waxaan kaaga mahadcelinaa sida quruxda badan ee aad course sada aad ugu beysgareysay qof inuu lajaan qaadi karo Runtii waxaan bilaabay anigoon waxba ka fahansaneyn kama caajisin inaan dhameeyo wax badan ayaana kaa faa,iiday bilaaw fiican ayaad isiisay mahadsanid Ustaad
alx `exam adag ayuu ahaa
asc waxan halka uga mahad celinayaa macalin salmaan maadow oo si quruxbadab noo baray
barnaamijka (photoshopka) kaaso wax badan aan ka fahmay ” aad bad u mahad santahay macalin” !
Ustaad ciladaas baa iga hysata photoshopkayga ee mana iga buuxo hard diskayga bal iga soo caawi insha Alllh
waxa buuxi computerkaadi fadlan iska tir tir datada qaar
Full scratch disk
waxaan jecelahay inaan coursedan barto sida ugu fudud ee lagu baran karo macalin ii tilmaan insha allah ana inaan isku dayo Ayaan rajaynayaa
waxaa jirtay inaan bilaabay hada sanadkii aan soo dhaafnay courses aan online ka baranayey markaa waxaa dhacaday markaan bil wday inaan ka caajiso oo aan iska daayeyba marka waan jecelahay macalin inaan markasto onlineka waxkabarto.
Alxamdullilah Alxamdullilah Alxamdullilah allah swt ayaa mahad iskaleh allahaasoo iwaafajiyay inan wax kabarto platform ka caalamiga ah sida xaqabtiran loogu hagarbaxay dhinacwalba waana afoogy.com waxan aan rajeynayaa inan marlabaad iyo marsidaaxba kuso laablaabo insha allah
Waxaad si qaas u mahadcelinaya al ustaad ,eng mufakir,hal abuure salmaan maadow iyo dhamaan maclamiinta marlaab marsidaaxdba waad mahadsantihiin
Asc dhamaan mclimiinta iyo maamulayaasha madasha afoogy saaln kadib mahadi oo dhami waxaa iskali alle subxaanahu watacaalaa
Course kaan waxaan bilaabay anigoo is diyaarshay maantana waa ii gabegebo alx wax badana wan kafaa iiday Course kaan waxaan u mahad celinaa ustaad salmaan maadow wax ayaan kaa barta waxaan ku leeyahy ustaad allaha kuu siyaadiyo cilmigaaga
Xitaa wad I dhiira gelisay
Mhdsnd ustaad