OFF-02 || Microsoft Excel

Current Status
Not Enrolled
Price
5
Get Started
This course is currently closed

Price: $5.00 Wali kama qornid koorsadan.


Coursadani waxaa ku baranayna barnaamijka xisaabaadka ee Microsoft Excel.

Yaa u Baahan Koorsadaani?

  • Hada tahay arday oo aa qarayso research ama baxthi.
  • Hada tahay maamule aa fadhiso xafiis
  • Hada tahay ganacsade oo mehradaadi jogtid.
  • intaas iyo inkabadan ayaa barnaamijkani u baahan.

Maxaa Ku baranayna Korsadaani?

  • Wajiga hore barnamijka guud ahaan iyo toolskiisa sidaa u adeegsan lahayd.
  • Sida xisaabaadka u adeegsan lahayn.
  • Sida datada iskugu hagaajin lahayn.
  • Sida formulas and functions loo adeegsanayo.
  • Sida loo adeegsanayo charts iyo graphyada.
  • sida datadaada sorting ugu samaynayso .
  • Sida formatting ugu samayn lahayd datada iyo wax kabadan intaa hada kuso sheegay.

Course Content

Expand All
Chapter Content
0% Complete 0/2 Steps
Chapter Content
0% Complete 0/1 Steps

8 thoughts on “OFF-02 || Microsoft Excel”

  1. Alhamdulillah marka hore waxaa mahad iskaleh allah marka labaad waxa mahad iskale ustaadkena ustaad salmaan oo juhdi dheerad nagu bixiyey si aan u dhameysano buukaga computerka isago muqaal ah wana ku faraxsanahay in aan dheysto course ka computerka alhamdulilah ustaad dadaalkaga waan kaga mahadcilinayaa mahadsanid ustaadi kun iyo kow jeer waad mahadsantahay ilahey ha ka abaalsiyo dharaarta khiyaamo insha,aalh

  2. Alxamduliha ilaha mahadiska leh isutagiliyey inan dhameysto korsadan
    Tankale waxa umahadhelinayaa ustaadka oo juhdi iyo dadal nagu bixyey
    Thanks ustaado

  3. Azaciim_maxamed

    Alhamdulillah marka hore waxaa mahad iskaleh allah marka labaad waxa mahad iskale ustaadkena ustaad salmaan madow kasi bixiyi juhdi dheerad nagu bixiyey si aan u dhameysano buukaga computerka isago muqaal ah wana ku faraxsanahay in aan dheysto course ka computerka alhamdulilah ustaad dadaalkaga waan kaga mahadcilinayaa mahadsanid ustaadi kun iyo kow jeer waad mahadsantahay ilahey ha ka abaalsiyo dharaarta khiyaamo insha,aalh

  4. Allah ayey mahad dhan usugnatey
    Ii surta galiyey inan dhameysto course kan الحمد الله
    Tan xigta waxan halkan uga mahad celinaa ustaad Salman maadow
    Waa ku mahadsan tahay ustaad juhdiga iyo waqtiga quruxda badan aa galisay
    Dabcan course kan wax badan aa lasoo koobi karin aa ka faaidey
    شكرا ألف مره

  5. Alx marka koowaad ilaah ayaa mahad oo dhan leh iisuurto geliyey inaan dhameeyo coursadan ms excell marka labaadna macallinkaygii mr: salmaan maadow ayaan u mahad celin oo runtii noo hagar baxay dadaalna noo muujiyey .
    Ilaahay miizaanka xasanaatka hakuugu daro macallin aamiin
    Mahadsanidiin dhamaantiin reer afoogy 🙏❤❤❤🙏❤❤❤🙏

  6. Waxaan umah celinayaa Allah Alxam Allah noosurtagaliyay in aan cashirkan uqaato manshallah
    Waxaan aad iyo aad ugu mahad celinayaa macklin Kenya sharafta leh ee marwalba mudadaalaya in aan barano mada computer oo hada huunku kushaqeeyo mahad said malin kun iyo know jeer
    Thank your very much my teacher

Leave a Reply