Microsoft Excel

Coursadani waxaa ku baranayna Barnaamij xisaabeed ugu caansan aduunayada ay soo saartay shirkada Microsoft ee Excel .


Price: $10/6dii bil mar

Wali kama qornid koorsadaani, Fadlan is diwaangali


Koursadani waxaa ku baranayna barnaamijka xisaabaadka ee Microsoft Excel.
Excel waa barnaamij xisaabeed ugu caansan aduunayada ay soo saartay shirkada Microsoft , waxa loo adeegsada barnaamijkaan hada rabto ina dajiso mizaaniyad goobaha ganacsiga , shirkadaha iyo iskuulada, ama ina ku xisaabiso darajooyinka ardaydaada, ama ina ku xifdiso misharaadka shaqaalahaadi, ama aa rabto inaa jadwal aa u samayso xogtaadi, iyo hada waxaa u adeegsan kartaa ina ku xaliso xisaabaat horumarsan.

Yaa u Baahan Koorsadaani?

  • Hada tahay arday oo aa qarayso research ama baxthi.
  • Hada tahay maamule aa fadhiso xafiis
  • Hada tahay ganacsade oo mehradaadi jogtid.
  • intaas iyo inkabadan ayaa barnaamijkani u baahan.

Maxaa Ku baranayna Korsadaani?

  • Wajiga hore barnamijka guud ahaan iyo toolskiisa sidaa u adeegsan lahayd.
  • Sida xisaabaadka u adeegsan lahayn.
  • Sida datada iskugu hagaajin lahayn.
  • Sida formulas and functions loo adeegsanayo.
  • Sida loo adeegsanayo charts iyo graphyada.
  • sida datadaada sorting ugu samaynayso .
  • Sida formatting ugu samayn lahayd datada iyo wax kabadan intaa hada kuso sheegay.

Course Content

Expand All

Week One

Week Two
Week Three
Week Four

About Instructor

Salmaan Maadow

CEO & Founder

24 Courses

Kama Diiwaangashnid

Course Includes

  • 9 Chapters
  • 53 Lessons
  • 3 Quizzes
  • Course Certificate

Responses

  1. Alhamdulillah marka hore waxaa mahad iskaleh allah marka labaad waxa mahad iskale ustaadkena ustaad salmaan oo juhdi dheerad nagu bixiyey si aan u dhameysano buukaga computerka isago muqaal ah wana ku faraxsanahay in aan dheysto course ka computerka alhamdulilah ustaad dadaalkaga waan kaga mahadcilinayaa mahadsanid ustaadi kun iyo kow jeer waad mahadsantahay ilahey ha ka abaalsiyo dharaarta khiyaamo insha,aalh

  2. Alhamdulillah marka hore waxaa mahad iskaleh allah marka labaad waxa mahad iskale ustaadkena ustaad salmaan madow kasi bixiyi juhdi dheerad nagu bixiyey si aan u dhameysano buukaga computerka isago muqaal ah wana ku faraxsanahay in aan dheysto course ka computerka alhamdulilah ustaad dadaalkaga waan kaga mahadcilinayaa mahadsanid ustaadi kun iyo kow jeer waad mahadsantahay ilahey ha ka abaalsiyo dharaarta khiyaamo insha,aalh

  3. Allah ayey mahad dhan usugnatey
    Ii surta galiyey inan dhameysto course kan الحمد الله
    Tan xigta waxan halkan uga mahad celinaa ustaad Salman maadow
    Waa ku mahadsan tahay ustaad juhdiga iyo waqtiga quruxda badan aa galisay
    Dabcan course kan wax badan aa lasoo koobi karin aa ka faaidey
    شكرا ألف مره

  4. Alx marka koowaad ilaah ayaa mahad oo dhan leh iisuurto geliyey inaan dhameeyo coursadan ms excell marka labaadna macallinkaygii mr: salmaan maadow ayaan u mahad celin oo runtii noo hagar baxay dadaalna noo muujiyey .
    Ilaahay miizaanka xasanaatka hakuugu daro macallin aamiin
    Mahadsanidiin dhamaantiin reer afoogy ????❤❤❤????❤❤❤????

  5. Marka hore waxan u mahad celinaya Allah ii suurta galiyey inan dhamaysto koorsadan guraxda badan waxan kaloo u mahad celinaya macalinkayga qaaliga ah ustaad salman maado oo isoo suurta geliyay juhdi dheerna iga bixiyay si fiican u fahmo koorsadan waxan alle uga rajeenayaa inuu caafimaad iyo cimri dheeri iyo cibaada suuban siiyo insha allah (Aamiin aamiin)

  6. Waxan u mahad celinaya allah ii suurta geliyey inaad dhamaysto waxan kaloo u mahad macalinkayga Salmaan maadow oo juhdi badan geliyay si aan u fahmo koorsan waxan ku leeyahay jakakalahu kheya ilahay caafimad iyo cimri dheeri,iyo cibaado suuban haku siiyo insha allah

  7. Asc waxan u Mhd celina Allah ii soorta galiyay dhameestirka Course excel. sido Kale waxaa u mhd celinaa macalinka Salmaan Madow. Runti Course wax bdna ka Faaiday. Waxaa cajiib ah isoo jiiday Qaabka Courseka loo diyaariyay. Sharaxaada, Quiza iyo assignment. Course waxaa ku dhameyay Dhiranaan iyo Frxd Marna Caajis ma dareemin. Taas waxaa sabab u ah Sida hagar la’aanta ah loo diyaariyay Casharada iyo Cawinaada joogtada ah. Waxaa fahmay Asaska Excel-ka Waxaa soo jedin lahaa in lagu soo daro Advanced Excel.

    Bahda Afoogy iyo Mcln Salman madow waa mhdsn thn.

  8. Alx Alx Alx Ilaahey Ayaa Mahad Iska Leh II sahley inaan dhameeyo coursdan sido kale macalinkayga iigu sahalay inaan qaab qurux badan oo sahalan igu baro coursadan faaido badan ayaan kaso helay coursadas waxan rajaynaya insha allah faidadas an kaso helay inaan kasi faidaysto shukren

  9. asc wr waan ka xumahay inaan halkaan ku soo qoro bal se waan ka maarmi waayey, waxan ahay arday cusub, waxan soo dirsaday lacagta koorso hal bil ah, waan garan kari waayey si khaas ah oo loola xiriiro qaybta diiwaan gelinta ardayda cusub, fadlan waaxan codsanayaa caawimaad

  10. Alxamdulillaah, waxaan aad ugu faraxsanahay inaan dhamaystay koorsada excel oo aan ka kororsaday cilmi badan oo iga maqnaa. Waxaa marka xigta ku mahadsan guud ahaan bahda afoogy oo uu uhoreeyo ustaadkayga Salmaan Maadow.

  11. Alxmdulilaah waxaan dhameystay koorsadan aniga oo wax badan ka faa’iidaystay dhabtii waxaan si gaara ugu mahadcelinayaa Ustaad Salmaan maadow oo koorsadan si habsami iyo qalbi furan leh oo wali sahlan inoogu waday aniga waxa ay igu qaadatay koorsadan 11 maalin oo kaliya taasna waa sida ay koorsadu u diyaarsan tahay oo aadan ka caajiseyn
    Mahadsanidiin afoogy teem

  12. Asc ustaad Maadow Alx hadii ilaahay si nabad ah igu dhameeya Course waa ilahay mahadiisa. Course wax badan oo iga maqnay ayaa ka faaidey runtii ustaad maadow iyo website Afoogy wn ugu mahad naqo sida wax igu faaideeyan

Nala soo xariir
1
Caawin!
ASC ????
Ma u baahan tahay in wax lagaa caawiyo?