[uo_expiration_in]
Maxay tahay Koorsadaani?
Koorsadaani waxaan kugu baranay adigoo aadan isticmaalin wax computer inaa mobaylkaadi ku soo saari kartid filimaan qurux badan oo u dhigma filimaanta ay soo saaran dadka ku xeel dheer baraamijada Editingka.
Coursadani waxaa ku baranayna waxaa ku baranayna baraamijta ugu horeeyo ee mobeelada lagu sameeyo videyada looguna magac daray Vn Video Editor .
Yaa u Baahan Koorsadaani?
- Hada jeceshay inaa noqoto Mobile Film Maker.
- Hada Jaceshay inaa soo noqotid Youtuber
- Hada Jeceshahay inaa si Professional ah usoo saartid clipyada dhigto Tiktok,twitter,Facebook Instagram.
- Hada jeceshahay inaa filimaan qurux badan aa soo duubtay aa isku dhajiso qofkaa jeceshahay u hadiyeeso.
- Dadkaa heli karin Mobile ay ku edit gareeyan
Course Content
Cutubyada Koorsada
Waxaan ubaahnahy koorsadaan sidee isaga diiwaan galiyaa
Inaan is diwaan geliyaan u baahanay mana arko meel leyska diwaangeliyo
Aad ugu faraxsanahy Anigoo Yrub Joogo inaa Maanta ka faa’idaystay Koorsadan waana Markii Igu horeysay Aan Koorso Online ka Qaado Waana Rajaynaa in Aan Kuwa kalane ka dhigto insha allaah.
Usataad Salman maadow Waxaa la heeyay Allaah kula Garab Galo Insha allaah.
Afoogy aqoon koroso Adigoo meelkasto Joogo ❤️👏
Aad ugu faraxsanahy Anigoo Yrub Joogo inaa Maanta ka faa’idaystay Koorsadan waana Markii Igu horeysay Aan Koorso Online ka Qaado Waana Rajaynaa in Aan Kuwa kalane ka dhigto insha allaah.
Usataad Salman maadow Waxaa la heeyay Allaah kula Garab Galo Insha allaah.
❤️❤️❤️❤️👏👏👏
Mahadsanid ustaad salmaan maadow
Wxan u bahanahay sedan iska diwaan gelin lahay