BASIC || VN-Mobile Video Editing


Koorsadani waxaa ku baranayna waxaa ku baranayna baraamijta ugu horeeyo ee mobeelada lagu sameeyo videyada looguna magac daray Vn Video Editor .


Price: $10/6dii bil Wali kama qornid koorsadan.


Maxay tahay Koorsadaani?

Koorsadaani waxaan kugu baranay adigoo aadan isticmaalin wax computer inaa mobaylkaadi ku soo saari kartid filimaan qurux badan oo u dhigma filimaanta ay soo saaran dadka ku xeel dheer baraamijada Editingka.

Koorsadani waxaa ku baranayna waxaa ku baranayna baraamijta ugu horeeyo ee mobeelada lagu sameeyo videyada looguna magac daray Vn Video Editor .

Yaa u Baahan Koorsadaani?

  • Hada jeceshay inaa noqoto Mobile Film Maker.
  • Hada Jaceshay inaa soo noqotid Youtuber
  • Hada Jeceshahay inaa si Professional ah usoo saartid clipyada dhigto Tiktok,twitter,Facebook Instagram.
  • Hada jeceshahay inaa filimaan qurux badan aa soo duubtay aa isku dhajiso qofkaa jeceshahay u hadiyeeso.
  • Dadkaa heli karin Mobile ay ku edit gareeyan

About Instructor

Salmaan Maadow

CEO & Founder

24 Courses

Kama Diiwaangashnid

Course Includes

  • 8 Chapters
  • 36 Lessons
  • Course Certificate

Responses

  1. Aad ugu faraxsanahy Anigoo Yrub Joogo inaa Maanta ka faa’idaystay Koorsadan waana Markii Igu horeysay Aan Koorso Online ka Qaado Waana Rajaynaa in Aan Kuwa kalane ka dhigto insha allaah.

    Usataad Salman maadow Waxaa la heeyay Allaah kula Garab Galo Insha allaah.

    Afoogy aqoon koroso Adigoo meelkasto Joogo ❤️????

  2. Aad ugu faraxsanahy Anigoo Yrub Joogo inaa Maanta ka faa’idaystay Koorsadan waana Markii Igu horeysay Aan Koorso Online ka Qaado Waana Rajaynaa in Aan Kuwa kalane ka dhigto insha allaah.

    Usataad Salman maadow Waxaa la heeyay Allaah kula Garab Galo Insha allaah.

    ❤️❤️❤️❤️????????????

  3. Asc bahda afoogy magacaygu waa Ahmed mahamoud waxaan dhamaystay mobile video editing basic alxdulilaah waad mahadsantihiin gaar ahaan USTAAD salmaan maadow waxaan rajaynayaa inan siiwada joogno waxaan rabaa inaan siiwato waxbarashadayda video editing Ka iyo hadii ay jirto barashada it ga

  4. Aad ayaad u mahad santihiin bahda afoogy.com.gaar ahaan macalin salmaan wxn kaa faaidey wax badan aniga oo gurigayga jga. Wxn si gaara ugu mahad celinayaa macalin salmaan.
    Wxn jecelahay inaan casharo kle(courses) ka sii barto website ka afoogy.com
    Mahad sanidiin

  5. M.a marka hore waxn umahas celinaya Alle(swt)oo ii suuro geliyey in aan dhameeyo coureskan.Intaa kabid waxan koo umahadcelinaa mcnlinintii igu soo dadashay,waxan leeyahay abaalkiina lama gudi karo.

  6. Alhamdillilaah waan dhameeyay
    Koorsadan waxaan umahadcelinaya marka hore ALLAAH oo ii suura galiyay inaan Dhameeyo koorsadan marka xigta Macalinkayga Salmaan oo asna aad ugu dadaalay Koorsadan waqti badana galiyay sifiican uhabeeyay koorsadan
    Insha Allah Koorsooyin kalana waan sii baran

  7. Asc waxa mahad iska leh Allaha ii suurto galiyay inaan dhameeyo coursadan iina sahlay inaan fahmo wax badanna ka faaido marka xigta waxan u mahad celinaya ustad salmadaw oo ah macalinkii coursadan I baray oo runtii juhdi badan galiyey Allah ha barakeeyo sidoo kale waxan u mahad celinayaa dhaman bahda afoogy

  8. السلام عليكم ورحمة الله وبركاته
    Salaan kadib ALLE ayaa mahad oo idil iska leh
    Marka Xigta bahda Afoogy oo dhan oo uu ugu horeeyo Ustaad Salmaan
    Mahadcelin kadib
    Mansha ALLAH wax badan ayaan kafaa iday Koorsadaan insha Allah waana sii wadi doonaa barashadeeda ilaa aan kamira dhaliyo

Nala soo xariir
1
Caawin!
ASC ????
Ma u baahan tahay in wax lagaa caawiyo?