Waajibka Koowaad

4 Comments
Collapse Comments

ASC waajibka koowaad waa iga aqbalay kadib makii aan yereeyey sawirka, mahadsanid

asc wr wrbk ustad salman in aad fcnthy ban rajeenaya waxaan ku su,aalaya sidee baa loo delete gareenayaa hal cell yacnii masalan haddii jadwalka aan dajinaayo yahay mid xiisada ah jaamacdda maalinba xiisada kala duwan baa la qaataa mar 3 marna 4 baa la qaataaa marka sidee hal cell loo delete gareen karaa ?

mahadsandiin reer afoogy plat form

Salmaan Maadow (Administrator) June 16, 2022 at 1:22 am

wa alaikumu salam
walal waxaa samysaa merge garay lawada cell si hal cell kugu noqdo.
sida kusoo baranay casharka 4.2, asiga ku laabo wlaal.

Cabdi casiis muxumed cumar August 27, 2022 at 1:29 pm

Ustaad ch4 waan dhameeyey ch5 waan ugudbi la’ahay marka ciladaas Hala fiirsho

Na waydii? ama Comment ku dar

Scroll to Top