QuizEng_LavelOne_M1-1

Imtixaanka tijaabada 1aaad
(Quiz 1)

58 Comments
Collapse Comments
Ahmed Mohamed Jaamac June 14, 2023 at 2:05 pm

Thanks ustd waa mahadsanthy lkn waxaan soojeedi lahaa in optionka aan sameeyneeno meesha lagu qoro sida(soojiid erayadaan kabacdina dhib colorkiisa hortiisa)lkn hadjii isku aadi dhahdo xoogay waqti qaadee

WAAN KUFARAXSANAHY INAAN TIJAABADII KOOBAAD Kuguulaytstay

Abdulkadir Abdullahi Ali June 14, 2023 at 5:40 pm

Ustaad aktifiyd mahan casharkan

Those lessons are good

Aniga wali Qaabk looga shaqeenyo maan fahmin kolay waQtina wuu socnyaa maclin marka Bal tussle no samee ugu yaran

Mohamed-amiin Isse Hussein June 16, 2023 at 9:56 am

Koow introduction ka lagu soo Baran qaabka kooga shaqeeynayo ee kullaabo

maa mahadsantihiin casharka kowaaw safiican u fahmay

Sidee looga jwbaa sualalahaan

ustaad casharkaan qaabka looga shaqaynayo nalooma sheegin

wa cashar aad u xiiso badan mansha allah it’s good

Ibraahim Cabdiraxmaan June 15, 2023 at 7:12 pm

anga xitaa ma aanan fahmin????????

Abdi hakim Abdulahi June 15, 2023 at 9:10 pm

Side looga jawaaba

Waad mahad santahay ustaad mustafa

Ustaad waan soo dawaday lknse mid ka kowad ayaba kenilahay

Sidoo ufudud yahay iyo sida loogu soo jawaba ayaba isku keeni lahay

Waad mahadsantahay ustaad mustafa waxaan keenay 100%

Asc dhamaan, suaasha waa: kuu buuxi meelaha banaan xarfaha alifbeetada af-ingiriiska, waad fahanteen ayan filaayaa!

Su’aalahan qof arag la’ kama shaqayn karo, sawira ku jira

Masha Allah, ustaad Mustafa Arizona casharka aad buu uxiiso badnaa sidaan iyo si kasii wanaagdan baana rajeynayaa iney qeybaha danbe noqon doonaan idimka Alle.
Mahadsanidiin team Afoogy

‘Maxa laigu diidey imtixanka

khaalid c/laahi mahamed June 23, 2023 at 4:19 am

sidee u gu shaqeyaaana

Sideen isku aafiyaa maba iishaqaynaaye mase sikalaa leeskugu aadiyaa f

Sideen ugushaqèeyaa fadlan mafhmin

khaalid c/laahi mahamed July 3, 2023 at 1:59 am

sidee ugu shaqeeeyaa waan fahmi la ahy

Cashrkan colors ka wan fahmay sida la isku ku xijin laha hadana mashaqaynayso macalin

Ustaad Quiz inta hore wan isku dayay lkn aad uma fahmin sawirada uun baan fahmay oo waanan ka shaqeeyay lkn ustad ado mahadsan example naga si inta hore

Abuumarwan Abdulqadir August 15, 2023 at 3:22 pm

Mafahmin aniga

Alx 100% Waan Kee nay
Kuwa kalana ilaahy ha Noo Fududeeyo ????

seen ogu ceshtaa takoobaad oanqashaqeyay

ustad 1olabuxinayo anrabaa inanku ceshto sen ogusoceshanaa

asc ustaad mustafa aadbad umadsantahay wan fahmay imtixaankiina boqalkiiba waa keenay alxmd lilah

ustaad waad mahad santahay casharka koowaad aad io aaad ayaa u fahmey

Ahmed Mohamed Ibrahim November 12, 2023 at 7:57 am

Maasha allah casharada aad ayaa looga soo shaqeeyay mahadsanidiin bahda Afoogy maamul iyo macalimiin maalinteyda koowaad sifican Ayaan ula qabsaday

Ustaad qaybta ugu horeyso ma fahmin

Alxmdulilah wanka gudbay mahadsanidiin bahda afoogy

Asc mcln mustafa mafahmin assignment

شكرا لكم على هذا الجهد الجباااااار

Examka qaabkiisa wareer waaye gaar ahaan kalarada qaabkaas in wax laga badalo ayaa fiican .

alx waanku baasey imtixamka tijaabda ahaa waxaan ka mid ahay ardada dufcada sadaxaad

Ayaanle iimaan nuursalad November 17, 2023 at 11:55 am

Macalin cashardii midabyada lam garayo

Macalin waxn ku waydiiyaay .itaxaanka 1baad melaha banaan maa lawada buuxinayaa mise qayb uubaa labuuxinayaa

Side igu bega Marka

Abdurazack Abdifatah November 21, 2023 at 6:33 pm

Ustaad markan quiz ka finish dhaho next step ima gudbinayo

Cabdillaahi Cabdiqani maxamuud November 21, 2023 at 8:52 pm

asc waxaan ka mid ahay ardayda cusub ee madasha afoogy run ahaantii aadaa loo diyaariyay koraskan wana ku qancay shaqsiyan 100%

Ma 3aad su,aalod kaliye ahaeyen quiz complete bu iyere marka click dhahe m.a waa fahme

Eng Cabdilaahi Muuse November 23, 2023 at 11:15 am

Wan dhameyay

Msha aadban uga helay

Abdinaasir Abdihakim November 28, 2023 at 8:45 pm

Manshallah weak wan si ficanbu noogu dhamaday alhamdulilah.

Abdikamaal Ali Aadan December 3, 2023 at 3:08 pm

Asc ustaad waxaa rabey inaan imtahaan ka galo ee wuu iga diidaya

Abdikamaal Ali Aadan December 3, 2023 at 3:09 pm

Insha Allah

WAAN KUFARAXSANAHY INAAN TIJAABADII KOOBAAD Kuguulaytstay

Aniga Mafahmin Meelaha Banaan Sida Loo Buuxinaayo Teeda Kale Xarfaha Meesha Ku qoran Maxa Laga Wadaaa

Waad ku dhacday buu iisoo qoray, anigoo ku baasay 100/100.

Imtixaanka sida looga shaqaynayo ma fahmin aniga oo ka shaqeeyay ayuu leeyahay waad ku dhacday maxaa qaldan

Waa kawada shaqeeyey ustad ✅

Abdinasir Ibraahim April 25, 2024 at 8:27 pm

I have 100 of 100 it’s too easy

Na waydii? ama Comment ku dar

Scroll to Top