☆ Waajib Guri (واجب منزلي) #2
Ka shaqee waajib guriga hoose
أجب عمـــايأتي
Su’asha 1aad: Maxay tahay farqiga u dhaxeeya “هَذِهِ” iyo ” هَذَاْ “?
وضِح الفَـــرق بين هَذَاْ وهَذِهِ؟
Su’asha 2aad: Maxay qoysku ka kooban yihiin “Qoyska / الأسرة”?
بِمَّ تتكَّونُ الأُسْـــرة؟
Su’asha 3aad: Qoraal ahaan u qor numberadaani?
أكتب هذه الأرقام كتابيا ٦،٧،٨،٩،١٠
Su’asha 4aad: Su’aalahaan waxad u beddasha carabi: –
1- Waa maxay dhalashadada?
2- Ma soomaali ayad ahayd?
3- sheeg labo magacuyaal oo lab iyo dheddigba ah?
__________________________________
NOTE: Warqad kaga soo shaqay assignmentigaan kadib soo sawir, si aad inoogu soo dirto, fadlan waxaa taabata ama guji bottomka hoose meesha ay ku qorantahay Browse kadib raadi sawirkaadi meesha dhigtay, marka heshid sawirkaadi fadlan taabo Upload.
◉ Hal sawir iskugu gay waajibka ama assignmentiga lagu diray!
◉ Sharaxa habkaa waajibka kusoo diri kartid taabo halkaani
Responses