Register 1024x576

01.Habka Isdiiwanglinta Afoogy

Hordhac:

Muqaalka hoose waxaan si guud ahaan ugu sharxayna habka aa iskaga diiwanaglin kartid madasha afoogy, adigoo isticmaalaya Mobylkaadi.

Halka aa kasoo gali karto:

Si aa u gasho madasha afoogy waxaa u baahantahay, mid kamid ah browseryadaani hoose inuu ku jiro mobylkaadi.

88604373
Browseryada Mobile

Sharaxa sawir ahaan

Halkaani waxaan kugu sharxi habka ugu fudud aa iskaga diiwanglin karto Madasha afoogy.com

Talaabada Koowaad: waxaa gasha afoogy.com waxa taabata sign in

Image
Hada Desktop ama computer isticmaalayso taabo Sign Up
Image 2
Hada mobile isticmaalayso taabo sadexda xariiqin dhanka midgta taabo kadib safxadan markay kusoo baxdo ka dooro Is Diiwangali

Talaabada Labaad: Waxa kusoo baxayo safxadaani sida kaaga muuqdo sawirka hoose u buux buuxi walal.

Image 3
Sida sawirka kaaga muuqdo u buux buuxi.

Talaabada Seddexaad: Hada ku guulaysatay is diiwangalinta waxaa kusoo baxayo safxadaani.

Image 4
Hadii ku so baxdo fariintaan aa ka waysid activation fadlan nala soo xariir whatsappka

Sharaxa muqaal ahaan

Qodabda aa ku sharxayno muqaalka

Mahadsanidiin ???? …

Leave a Comment

Scroll to Top