Fur kartidaada oo ku beddel habkaaga wax-soo-saarka [ Qorshaha Sannadka 12 toddobaad ] Koorsadaani waxaa si taxadar leh ugu naqshadaynay xirfadleyda, ganacsatada, tababarayaasha, lataliyeyaal, ardayda, iyo kooxaha u hamuun qaba in ay ku gaaraan yoolalkooda si sax ah oo degdeg ah.

Waa lasoo dhaafay maalmihii aa la daalaa dhacaysay caajizka iyo dib u dhigida,adigoo adeegsanayay qorshayaal sannadeed dheer oo inta badan ku horseedayay inaadan xaqiijin yoolkaadi.
Qorashahaani 12 Todobaad sanadkii Wuxuu wax ka beddelaa dejinta yoolka isagoo ku koobaya ujeeddooyinkaaga wareegyo 12-usbuuc ah oo la fulin karo.
Habkani waxa uu dhalinayaa dareen degdeg ah, isaga oo kugu qasbaya in aad diirada saarto waxa dhabta ah ee muhiimka ah adiga oo kobcinaya isla xisaabtan cad.

Koorsadaani waxaa ku baran doontaa:

  • Faa’iidooyinka qorsheynta ee 12 toddobaad
  • Khasaarooyinka qorshaynta sanadlaha ah.
  • Aragtiyaha muhiim u ah fulinta qorshaynta guusha leh: “” Aragti, Yool, Fal, Jadwal, dib u eegis, iyo Dhibco”
  • Dhaqangalin la taaban karo oo la adeegsanayo buug-yarahayaga gaarka ah, halkaas oo aad ku dabaqi doonto fikradaha aad baratay.

Qorshaha Sannadka 12 toddobaadka kaliya maaha inaad hesho aragtiyo awood leh oo ku aaddan maaraynta yoolka wax ku oolka ah, laakiin sidoo kale waxaad helaysaa buug-yare wax ku ool ah oo loogu talagalay inuu kugu hago tallaabo kasta oo geeddi-socodka ah. Khibrad u yeelo wax-soo-saarka si aan waligeed loo arag midaas oo insha’Allah kugu hagi doonta dariiqaaga guusha.

Kor u qaad istaraatiijiyaddaada qorsheynta-qabso awoodda 12 Toddobaadka Qorshaha Sannadka maanta kuna soo biir koorsadayna!

About Instructor

Salmaan Maadow

CEO & Founder

32 Courses

Kama Diiwaangashnid
Iska diiwangali Kooraskan$12.00

Course Includes

  • 5 Chapters
  • 25 Lessons

Responses

Nala soo xariir
1
Caawin!
ASC ????
Ma u baahan tahay in wax lagaa caawiyo?