Adobe After Effects CC (Motion Graphics)

Current Status
Not Enrolled
Price
Closed
Get Started
This course is currently closed

Price: $13/Sanadkii mar

Wali kama qornid koorsadaani, Fadlan is diwaangali

Koorsoodaani waxay ku baranee sida loo sameeyo muuqaal dhaqdhaqaaqaya (animation)
Waxaad baran doontaa:

  • Sida loo isticmaalo After Effects
  • Sida loo abuuro animation fudud iyo mid horumarsan
  • Xayeysiisyo qurux badan oo social media ah
  • Sound + motion (cod iyo dhaqdhaqaaq)

Koorsooyinkani waa bilow ilaa heer dhexe.
Uma baahni khibrad hore – qof walba wuu bilaabi karaa.
Dhamaadka waxaad sameyn doontaa projectyo dhab ah oo aad ku dhisi karto portfolio.

Course Content

Expand All
Week One
Week Two
Week Three
Week Four
Chapter Content
0% Complete 0/2 Steps

5 thoughts on “Adobe After Effects CC (Motion Graphics)”

  1. Ibrahim Hassan Mahadalle

    Runtii waxay ahayd course aad u qiimo badan macalin Salman Maadow sida fiican aad noogu sharaxday
    Maanta waxaan awood u leeyahay inaad project dhamaystiran iyo Animation graphics aan ku sameeyo programkaan Adobe After effect
    Mahadsanidiin all members of Afoogy.com

  2. Ustaad Salmaan madow Aaad Ayaan Kaaga Mahadcelinaa Sida wanagsan Ee aad u diyaarisay course-kaan illahey haka abaal mariyo sidoo kle waxaan watta hal cod oo ah sida poster aan illustrator ku soomeeye aan usoo gashan lahaa muqaal ah inaa barta youtupe-ka ama intaba inaad noogu soo dartid mhdsnd ustaad

Leave a Reply

Scroll to Top