Ku baro AI si fudud: Hagaha qofka bilowga ah
AI Made Simple: A Beginner’s Guide

Ku baro AI si fudud waa kooras kuu fududeynaya AI.
Uma baahnid khibrad hore Wax walba waxaa loo sharxayaa si cad oo tartiib ah.
Haddii aad maqashay AI, laakiin aadan fahmin, kooraskani waa midkii ku fahamsiin lahayay.
Kooraskani wuxuu kaa caawinayaa:
- Inaad fahanto AI si sahlan
- Inaad barato sida ChatGPT u shaqeeyo
- Inaad qorto amarro (prompts) sax ah
- Inaad isticmaasho AI shaqadaada maalinlaha ah
Kooraskani kuma buuxinayo erayo adag.
Waxaad helaysaa faham, kalsooni, iyo isticmaal dhab ah.
Bilow maanta.
Ka dhig AI saaxiib kuu shaqeeya….
Nagala soo xiriir WhatsApp: +252619898954
Course Content
Expand All
Chapter Content
0% Complete
0/4 Steps
Chapter Content
0% Complete
0/5 Steps
Chapter Content
0% Complete
0/5 Steps


Ustaadii halka arin ee ugu weyn aan koorsada u iibsaday ayaa ahayd sida loo generale gareeyo video
Ugu horayntii Allah (swt) ayaa mahad iska leh i tusiyay course-kan, ina waafajiyay inaan qaato. marka xigta, waxaan ugu mahad celinayaa ustaad Salmaan Maadaw oo si farshaxan leh inoogu soo gudbiyay course-kan aadka uqiimaha badan markii hore aan ku niyad-samaa inaan wax badan ka faaiidayo. run ahaantii waxaan course-kan u doortay inaan ahay arday iyo macallin jecel is hormarinta wakhti kasta, markaas waxaan u arkay in wakhtigan maanta lajoogaa u baahan xirfad si dhibyar aad uheli karto macluumaad taasoo ah isticmaalka Caqliga macmalka (AI), course-kano run ahaantii wuxuu ii furo dhaayo cusub iyo macluumo aad u badan oo aan naawilayay niiyada kuhayay inaan mar uun helo cid ifahansiisa ugu danbayntiise, waxaan kahelay bahda Afoogy iyo Ustaad Salmaan Maadaw. ALLAH HA IDINKA ABAALIYO
MAHADSANIDIN!