Bisha 1aad || Barashada luqadda Carabiga- Heerka aasaasiga ah

About Instructor

+2 enrolled
Kama Diiwaangashnid

Course Includes

  • 18 Chapters
  • 66 Lessons
  • Dhibcahaaga & Billadahaaga

    0 Dahab dhiman
    0 Maar Dhiman
    0 Qalin Dhiman
    0 Xidig

Responses

  1. Asc wr wb Ustaad casharadii aan soo dhaafay si aad u waadax ah ayn u fahmay haday noqon lahayd dhawaaqooda iyo qoraalkooda inkastoo wax yar xuruufaha qaar ku celcel badan iiga baahan yihiin qoraalkooda sida kale habka gudbinta casharada waa heer aad u sareeyo mahadsanid Ustaad.

  2. Masha allah ad iyo ad ayan ugo farxay dhirigilinta ad isisan mar waliba wadna ku mahadsantihin dadalkina alle ha idinka abalmariyo insha allah salman madow salan qas ah iyo mahadcelin qas ah mhdsanid ustad mufakir mucalim somaliyed

  3. M.a aad iyo aad ayaan uga fa,iday koorsadaan waxaana loo soodiyaariyay si wangsan oo habaysan runtii qof waliba fahmi kara. Waxaan u mahadcelinayaa macalimiinta koorsadaan soodiyaariyay iyo maamulka oo ugu horeeya mr.salmaan maadow waxaan idin leeyhay hormar wanagsan.

  4. Alxmdulilah waan dhamayay cutubki kobad. Aad ayana igu faraxsanahay inan ka mid ahay ardayda Afoogy waxan rajacynaay inan wakhti aan dheeray book kasta oo afcarabi ku odhan inan akhrisan doono bi’idin allah. Wad mahadsan tihin macalinta Ilahay ha idinka ajar siiyo cilmiga aad na baraysan.🌺