Bisha 1aad || Diplomada luqadda Carabiga- Heerka 1aad

Current Status
Not Enrolled
Price
Closed
Get Started
This course is currently closed
Is diwaangalinta Dufcada 1aad way furantahay!
Faah faahin dheeri fadlan nagala soo xariir Whatasappka

23 thoughts on “Bisha 1aad || Diplomada luqadda Carabiga- Heerka 1aad”

  1. Nimcan ismail bille

    Sck usdaad imtixankii tijabadahaa ayan 2bana waan kashaqeyay 2bana waan qalday waan ku dhacay. Waxan rabay inaan ku celiyo. Ku celintiina ma aqabalayee maxaan sameyaa? Umana gudbi karo casharii 2aad

  2. Ahmed Osman Mohamud

    Asc ustaad. Diploma-daan waxaan iska diiwaan galiyay 05/12/2023. Wwxaana dhameeyay Wuxdada koowaada ee koorsada ,se hadda wax ii shaqeenayo ma laha ,wuxuuna ileeyahay kama diiwaan galsanid, linkiga haddaaan gujiyana wax iima shaqeenayo

  3. Abdirahman Mouse Farah

    Asc Ustaaad waad majad santihiiin koorsadan waan dhameeeyay kmtixaankiina waan ku guulaystay madasha Afoogy waxan ku og ahay kheyr badan In Sha Allah

  4. Asc dhamaan bahda afoogy khaas ahaan macalin salmaan iyo omar. Waxa idinkaga mahadcelinayaa sida bishaan nooga faaideeseen noona barteen hab fudud waliba ardayga sificn u fahmi karo iyo ku cel Celin badan usameeye macalin omar. Bishaaan waxay iga caawisay inaa kor u qaado luqadeyda 4rta skill oo looga bahanyhy luqad kasta.
    القراءة
    الكتابه
    استماع
    الكلام
    Mahadsanidiin waxa rajeynayaa inaa sii wato insha allah.

  5. Abdishakur Dahir

    Asc salan ka dib run ahaanti marka aan ku soobiiray madasha afoogy waxbadan ayaa isebadalay alle ayay mahadi usognatay alle mahadiina waxan helnay madasha afoogy oo dhistay morelkeena iyo maskaxdeena
    Waxan idin leyahay dadaal iyo johdi ayad galiseen alle hanigu abaal mariyo johdigiina iyo waatiga badan aad galiseen oo inoo hurteen inan ka faaidaysanno madasha afoogy waxaana lajan qadeen jiilka sookorayo alle hanaga dhigo jiil ku barbaaray cilmi diin iyo xerfad dhamaan bartay
    Waxaana idin rajaynayaa madasha afoogy Guuul iyo hormar wanagsan
    Guuleesta madasha afoogy ✍️

  6. Asc wlhi inta aanan iska diiwan galin kooraskan iyo hda farqi wayn ayaa u dhaxeeyo aad baad umahadsantihiin madasha afoogy sida wanaagsan ee loo diyariyay koraskan.
    Aad baan ugu mahadcelinayaa macalin cumar sida wanaagsan oo u cashirka inoogu sharxay

  7. Waxaan dhihi lahaan uun guud ahaan cashirada sharxidooda iyo soo diyaarintooda muqaal ahaan waa kuwa aan ku qancay.
    waa mahadsantihiin bishan iyo cilmigaa ii faa ideeseen maclinka iyo maamulka afoogy.

  8. Maansha allah sida aad wax u wadaan runtii waa si wanaagsan wax khaldan oo aan dhihi karo halaga baldalo koorsadan runtii ani ahaan teyda ma arko.
    Wax iska badalka xaga luuqada maanta waxaan awoodaa lab iyo dhedig ba in aan si caadiya ku salaami karo Luuqada Carabiga, kuna waeydiin karo halka uu kayimi,halka uu udhashay,halka uu dagn yahay.
    Waxaan rajeynayaa ilaa shahaadada aan ka qaadanayo in aan sii joogo hoyga waxbarashada ee Afoogy Academy
    Runtii mar labaad waxaan idin leeyahay waad Mahadsan tihiin.

  9. Aamina Mahamed

    السلام عليكم ورحمة الله وبركاته
    Alle ayaa mahada iskaleh nagu kulmiyay bartaan Afoogy waxaana dhameeyey qeybtii ugu horeeysay luqada carabiga wax badan ayaan ka faaiiday waxaan rajeeynaayaa in aan sii wadadoono haduu alle idmo macalimiinta meeshaan ayaan ka salaamaaya qaasatan macalin Omar iyo macalin Salmaan

  10. Mohamed hassan Daauud

    Waxa badan ayaan ka faaiday coursadan online badan ayaan arke lakiin course waxaa loo diyaarye si daacadnimo ku jirto quality-geeduna aad u sarayo waad ku mahadsantihiin bahada afoogy sida qiimaha badanee aad u diyaarisayn qof kasto waxbarasho jacayl waxaan iraada Afoogy ku biira dareenkaas waxaa iga Keyne wanaagaad samasay

    Thanks at all

  11. Abdishakur Dahir

    Asc salan ka dib run ahaanti marka aan ku soobiiray madasha afoogy waxbadan ayaa isebadalay alle ayay mahadi usognatay alle mahadiina waxan helnay madasha afoogy oo dhistay morelkeena iyo maskaxdeena

    Waxan idin leyahay dadaal iyo johdi ayad galiseen alle hanigu abaal mariyo johdigiina iyo waatiga badan aad galiseen oo inoo hurteen inan ka faaidaysanno madasha afoogy waxaana lajan qadeen jiilka sookorayo alle hanaga dhigo jiil ku barbaaray cilmi diin iyo xerfad dhamaan bartay

    Waxaana idin rajaynayaa madasha afoogy Guuul iyo hormar wanagsan

    Guuleesta madasha afoogy ????✍️????‍????

  12. Maansha allah sida aad wax u wadaan runtii waa si wanaagsan wax khaldan oo aan dhihi karo halaga baldalo koorsadan runtii ani ahaan teyda ma arko.
    Wax iska badalka xaga luuqada maanta waxaan awoodaa lab iyo dhedig ba in aan si caadiya ku salaami karo Luuqada Carabiga, kuna waeydiin karo halka uu kayimi,halka uu udhashay,halka uu dagn yahay.
    Waxaan rajeynayaa ilaa shahaadada aan ka qaadanayo in aan sii joogo hoyga waxbarashada ee Afoogy Academy
    Runtii mar labaad waxaan idin leeyahay waad Mahadsan tihiin.

  13. Wlhi malinkan biilaabay iyo mantaa farqiiwaynbaa idheexeeyaa wax cilaada onkaa kulmaynaa maa jirtoo ustaad salman iyo macalimintaa kale dhamantiin abalkiina allah janatul firdawsa aclaa kaadhiigoo

  14. Abdishakur Dahir

    Asc salan ka dib run ahaanti marka aan ku soobiiray madasha afoogy waxbadan ayaa isebadalay alle ayay mahadi usognatay alle mahadiina waxan helnay madasha afoogy oo dhistay morelkeena iyo maskaxdeena
    Waxan idin leyahay dadaal iyo johdi ayad galiseen alle hanigu abaal mariyo johdigiina iyo waatiga badan aad galiseen oo inoo hurteen inan ka faaidaysanno madasha afoogy waxaana lajan qadeen jiilka sookorayo alle hanaga dhigo jiil ku barbaaray cilmi diin iyo xerfad dhamaan bartay
    Waxaana idin rajaynayaa madasha afoogy Guuul iyo hormar wanagsan
    Guuleesta madasha afoogy ✍️

  15. Korsadan aadba ugu faiday waxbadana waaka fahmay marki hore aan fahamsanen, Qabka macalinku casharka unogu sharaxo iyo waxyalaha mugdigu naga galo qaabka uu nofahansiyo waaku mahadsanan yahy

  16. Wlhi inta Aanan bilaabin kooriskaan mugdi aqooned ayn kujiray hada wax badan oon lasoo koobi karin ayan fahmay waxan umahad celinaya macaliminta hilka iska saaray in ay wX nabaraan iyo dhaman inta shaqo ku leh madasha mahadsadidin

Leave a Reply

Scroll to Top