Bisha 2aad || Diplomada luqadda Carabiga- Heerka 1aad

Current Status
Not Enrolled
Price
Closed
Get Started
This course is currently closed
Is diwaangalinta Dufcada 1aad way furantahay!
Faah faahin dheeri fadlan nagala soo xariir Whatasappka

2 thoughts on “Bisha 2aad || Diplomada luqadda Carabiga- Heerka 1aad”

  1. Runtii madasha Afoogy waa madal loo baahan yahay hadeer iyo hadhow ba/ maanta iyo biri l, waxaana filayaa 4’ta Book ee ugu horeeya hadii aan dhameeyo in aan la sheekeysan karo/ lakaftami karo Dadka u dhashay Luuqada carabiga.
    Markale waxaan idin leeyahay hawlwadeena madasha Afoogy aad iyo aad ayaad u mahadsan tihiin,Macalin Cumar isagana waxaan lee yahay alle ha barakeeyo runtii si dagan ayuu usharaxayaa kuuna fahamsiin.

  2. Mawlid Abdi Kawrah

    Alxamdulillah alxamdulillah, marka Illaahey ayay mahadi usugnaatay, marlabaad waxaan umahad celinayaa Macalin Cumar oo si heersare ah wax noo fahansiiyay, waxaan kaloon u mahad celinayaa walaalaha bahda Afoogy oo iyagu markasta na garabtaagnaa oo ciladaha yimaada xaga Website ka noo xalinayay.
    Mahadsanidiin dhammaantiin.

Leave a Reply

Scroll to Top