Wali kama qornid koorsadaani, Fadlan is diwaangali
13 thoughts on “Month Five || English Diploma – Level Two”
Amin Kasim Ahmed
Alx, waxaan odhan karaa tani waa bishaydii shanaad ee xidhiidh ah ee aan wado course ka EN taas oo aan wali aanan ka caajizin ALLA mahad iska leh.
kasogowna team afoogy u mhd-clny.
THANKS A MILLION.
Alx, waxaan odhan karaa tani waa bishaydii shanaad ee xidhiidh ah ee aan wado course ka EN taas oo aan wali aanan ka caajizin ALLA mahad iska leh.
kasogowna team afoogy u mhd-clny.
THANKS A MILLION.
Alx alx alxmdullilaah rabil caalamiin
Ugu danbayn waxn dhameeyay bishii 5 aad ee coursadan englishka
Waxaan rajaynayaa in alle iisiiyo dulqaad badan iyo dadaal uuna iisii siyaado barashada luuqadaan
Sido kle mahad balaadhan waxaa leh bahda afoogy haday maamul tahy iyo haday mucalimiin tahy ilaa farsamada waan idin xasuusan doonaa ????????????????
Asc dhaman macalimiinta iyo sido kle ardeyda waxa sharaf ii ah inan idinka mid noqdo
Waxaan raba inan kafa idesdo luqada maxaa sharud leyka raba
Waxarabaa luqada English mrka maxaa shuruuda oleyga rabaa sideena ubuxiyaa
Asc. Waxaan Rabaa barashada luqada english ka gaar ahaan level two
Thank you
Waa caadi dhipmle
Waa caadi dhipmle macalimiin
alx waxaa si fcn iguso dhamaday cource 5 months m.a maamulaha, mclimiinta dhmn alle haidin barakeeyo, allane haidin xafido .
alx allahii naga dhigay islaam mrka xigta mclamiinta umahad celinaa qaasatan maamulha afoogy mhd celin kdib alx O bishii 1aad si cfmd qab ah inoso dhameyey ina fahan siiyey wax badan macaliminta dhmn ajir ioxasanaad alle hka siiyo allene wxaan ka baryaa bishan inoo ino fududeeyo hormarka afoogy aad ayn aga helay m.a mclmiin aad u wngsn casharo isku xeran m.a alle haidin xfido Asc
Dhmaan mcalimiinta wad mhdsantihiin cimrigiina alle habarakeeyo
alle haidin barakeeyo cilmigiina