,

Research Methodology

$17.00

- +
Categories: ,

Cinwaanka Koorsada: Habraaca Cilmi-baarista

Koorsadan waxay ku baraysaa sida cilmi-baaris loo sameeyo talaabo-talaabo. Waxaad baran doontaa su’aalo cilmi-baaris ah, sida xog loo ururiyo, loo falanqeeyo, loona soo bandhigo

Waxyaabaha Aad Baran Doonto:

  • Waa maxay cilmi-baaris iyo sababta ay muhiimka u tahay
  • Noocyada cilmi-baarista (qualitative, quantitative, applied, basic)
  • Sida loo sameeyo su’aal cilmi-baaris oo fiican iyo hypothesis
  • Dib-u-eegista qoraallada (literature review) iyo hab-dhismeedka fikradda(conceptual framework)
  • Naqshad cilmi-baaris iyo doorashada muunadaha (sampling)
  • Hababka uruurinta xogta
  • Farsamooyinka falanqaynta xogta (statistics, qualitative)
  • Sida loo qoro warbixin cilmi-baaris / thesis
  • Anshaxa, daacadnimada, iyo ixtiraamka dhaqanka
  • Isbeddellada mustaqbalka ee cilmi-baarista (AI, open access, etc.)

Naqshadaynta Koorsada:

  • 10 Cutub
  • 81 Cashar dhammaantood
  • Module walba waxa uu leeyahay casharro kala duwan

Cidda Koorsadan U Qof Tahay:

  • Ardayda (heerka bachelor / master)
  • Macalimiin
  • Qof kasta oo raba in uu cilmi-baaris sameeyo

Sababaha Aad Koorsadan U Qaadan Karto:

  • Si aad u hesho aasaas adag oo cilmi-baaris
  • Si aad u sameyso cilmi-baaris adigoo kalsooni leh
  • Si aad u wanaajiso awooddaada falanqaynta iyo soo bandhigidda xogta
  • Si aad u fahanto arrimaha anshaxa ee cilmi-baarista

☎️ Nagala soo xiriir WhatsApp: +252619898954

 

Scroll to Top