Koorsadan waxay ku baraysaa sida cilmi-baaris loo sameeyo talaabo-talaabo. Waxaad baran doontaa su’aalo cilmi-baaris ah, sida xog loo ururiyo, loo falanqeeyo, loona soo bandhigo
Waxyaabaha Aad Baran Doonto:
- Waa maxay cilmi-baaris iyo sababta ay muhiimka u tahay
- Noocyada cilmi-baarista (qualitative, quantitative, applied, basic)
- Sida loo sameeyo su’aal cilmi-baaris oo fiican iyo hypothesis
- Dib-u-eegista qoraallada (literature review) iyo hab-dhismeedka fikradda(conceptual framework)
- Naqshad cilmi-baaris iyo doorashada muunadaha (sampling)
- Hababka uruurinta xogta
- Farsamooyinka falanqaynta xogta (statistics, qualitative)
- Sida loo qoro warbixin cilmi-baaris / thesis
- Anshaxa, daacadnimada, iyo ixtiraamka dhaqanka
- Isbeddellada mustaqbalka ee cilmi-baarista (AI, open access, etc.)
Naqshadaynta Koorsada:
- 10 Cutub
- 81 Cashar dhammaantood
- Module walba waxa uu leeyahay casharro kala duwan
Cidda Koorsadan U Qof Tahay:
- Ardayda (heerka bachelor / master)
- Macalimiin
- Qof kasta oo raba in uu cilmi-baaris sameeyo
Sababaha Aad Koorsadan U Qaadan Karto:
- Si aad u hesho aasaas adag oo cilmi-baaris
- Si aad u sameyso cilmi-baaris adigoo kalsooni leh
- Si aad u wanaajiso awooddaada falanqaynta iyo soo bandhigidda xogta
- Si aad u fahanto arrimaha anshaxa ee cilmi-baarista




