☆ Waajib Guri (واجب منزلي) #6
Ka shaqee waajib guriga hoose
أجب عمـــايأتي
Su’asha 1aad: Sheeg macnaha ” نَحيف” iyo “سَمين”?
Su’asha 2aad: Waa maxay erayga lidka ku ah “yar” oo loo isticmaalo in lagu tilmaamo tiro badan?
ما هو مضاد كلمة “قليل” التي تُستخدم للإشارة إلى كمية كبيرة؟
Su’asha 3aad: Sheeg farqiga u dhaxeeya “وَجْبَة” iyo “وَجَبات”?
ما الفرق بين كلمتي “وَجْبَة” و “وَجَبات”؟
Su’asha 4aad: Su’aalahaan ka jawaab : –
1- كم عدد الوجبات التي تتناولها في اليوم؟
2- هل تشرب الشاي أم تفضل القهوة؟
3- ما هي الفاكهة التي تفضلها: التمر، العنب، أم نوع آخر؟
__________________________________
NOTE: Warqad kaga soo shaqay assignmentigaan kadib soo sawir, si aad inoogu soo dirto, fadlan waxaa taabata ama guji bottomka hoose meesha ay ku qorantahay Browse kadib raadi sawirkaadi meesha dhigtay, marka heshid sawirkaadi fadlan taabo Upload.
◉ Hal sawir iskugu gay waajibka ama assignmentiga lagu diray!
◉ Sharaxa habkaa waajibka kusoo diri kartid taabo halkaani
Responses