Digital Marketing Basics

Current Status
Not Enrolled
Price
Closed
Get Started
This course is currently closed

Price: $19/6 dii bil mar

Wali kama qornid koorsadaani, Fadlan is diwaangali

Gudaha u gal awoodda dhijitaalka ah koorsadayada dhamaystiran, “Aasaaska Suuqgeynta Dijital ah – Koorsada 1aad/ Digital Marketing Basics”

Yaa Loogu talagalay:

  • Milkiilayaasha 
  • Ganacsiga, 
  • Xirfadleyda suuqgeynta, 
  • Kuwa madaxa-bannaan(freelencers), 
  • Ardayda, 
  • iyo shakhsiyaadka doonaya inay kor u qaadaan xirfadahooda, 

Waxaad baran doontaa:

koorsadan waxaan ku bixinayna hordhac toos ah fikradaha muhiimka ah ee suuqgeynta dhijitaalka ah.

Waxaan ku jirnaa casri tartan daran uu jiro, inaa barato suuqgeynta dhijitaalka ah maaha kaliya ikhtiyaar ee waa lama huraan.
Koorasku wuxuu ku barayaa mabaadi’da asaasiga ah ee suuq-geynta, taasoo awood kuu siineysa inaad si wax ku ool ah ugu shaqaysato majaalkaani. 

Haddii aad raadinayso inaad kor u qaaddo ganacsigaaga ama aad kor u qaaddo rajadaada shaqo, Koorsadaani hada bilow tahay ama meel dhexe aa jogtid way ku anfacee. 

Waxaan u naqshadaynay kooraska casharo soo jiidasho leh iyo tusaalooyin wax ku ool ah, Dhamaadka koorsada, waxaad heli doontaa kalsoonida iyo aqoonta loo baahan yahay si aad u dhex gasho suuqa dhijitaalka ah ee weligeeda isbedelaya.

Nagu soo biir oo qaado tillaabada ugu horraysa ee xagga suuq-geynta dhijitaalka ah. Ku xooji naftaada xirfadaha bedeli kara safarkaaga xirfadeed oo kor u qaadi kara awoodda suuqa shaqada!

Course Content

Expand All
Week One
Week Two
Week Three
Week Four
Chapter Content
0% Complete 0/1 Steps

1 thought on “Digital Marketing Basics”

  1. Khalid Hassan Adan

    Waxaa mahad u sugnaatay Alle oo awood iisiiyay inaan si guul ah kusoo dhameeyo course-kaan, waxaana sidoo kale u mahad celinaa Afoogy iyo Ustad Salmaan oo si wanagsan noogu soo diyaariyay cashiradda hab casri ah, si fican loo fahmi karo, hadana online ah oo adigoo meel walba jooga baran kartid, taana waan idinka mahad celinayaa.
    Haddii aan ka hadlo Course kaan waxa uu iga caawiyay inaan si fican u fahmo aasaaska Digital Marketing. anigoo ku barta waxa uu yahay, qeebaha uu u kala baxo, sida aad u abuuri laheed istiraatijiyad suuqgeyn, sida aad ku falanqeyn laheed, iyo wax kabadan intaasba. lakin waxaa dheer in ay course u diyaarsan tahay in qofka ka dhisto hab aragiisa, iyada oo kaa dhigaysay qof u diyaarsan inuu sii barto ama daraseeyo qeebaha suuq geynta casriga.
    Waxay tahay fursad uu qof walba u furan tahay inuu ka faaiideesto, meel walba uu joogo.

Leave a Reply

Scroll to Top