Isku Dhufasasho (Multiplication)

Current Status
Not Enrolled
Price
Closed
Get Started
This course is currently closed

Price: $10/Sanadkii

Wali kama qornid koorsadaani, Fadlan is diwaangali

Koorsadani waxay kamid tahay Silsilada Bilowga Xisaabta waana Koorsadii 4aad waxaan ku baranayna xisaabta Isku Dhufasasho (Multiplication)

Isku dhufashada waa waa mid kamid ah afarta Xisaab fallada aasaasiga ah ee aritmatig, waxaa inta badan loo isticmaalo noloshayna maalinlaha ah.
Waa habka lagu helo isku darka laba ama in ka badan. Waxa la adeegsadaa marka aan u baahanahay in la isku daro kooxo isku mid ah.

Course Content

Expand All
Week One
Week Two
Week Three
Week Four

1 thought on “Isku Dhufasasho (Multiplication)”

  1. As-salaamu calaykum,
    Waxaan dhammeeyay koorsada multiplication-ka, waxaana runtii ka helay wax badan oo faa’iido leh. Koorsooyinku waxay iga caawiyeen in aan si fudud u fahmo habka isku-dhufashada iyo sida loo isticmaalo xisaabta maalinlaha ah. Waxaan si gaar ah uga mahadcelinayaa mamulaha madasha dadaalka iyo dulqaadka uu noo muujiyay, maadaama uu casharadii si fiican noosharaxayay ilaa koorsada dhammaadkeeda, taasoo naga caawisay inaan si buuxda u fahanno. Waxaan jeclaan lahaa in koorsooyin kale oo la mid ah la sii wado, si aan xirfadayda xisaabta u horumariyo.

Leave a Reply

Scroll to Top