Month Three || English Diploma – Level One

Current Status
Not Enrolled
Price
Closed
Get Started
This course is currently closed

Price: $11/bishii

Wali kama qornid koorsadaani, Fadlan is diwaangali

Is diwaangalinta dufcada 5aad way furantahay!
Faah faahin dheeri fadlan nagala soo xariir Whatasappka

Course Content

Expand All
Week One
Week Two
Week three
1 of 2

10 thoughts on “Month Three || English Diploma – Level One”

  1. Alle ayaa mahadleh waxaa noo dhamaatay month three ilaahi kasokow mucalimiinta ayaa sabab u noqday guushaas Allaha idin xafido dhamaan mucalimiinteena???? si gaar ah waxaan umahad celinayaa al ustaad Salmaan maadow oo Nala garab istaagay talooyin wan wanaagsan oo waxtar leh shukran

  2. Ibrahim Cabdiraxma

    Alx ugudanbeen waan dhameeyay bisha 3aad
    Marka xigto waxa waxa umahad Celina macalimiinteyda sharafta iyo qiimaha leh sida naftooda ugu hureen ardayda somaliyeed Aada umahad santihiin marwalba Wllhi ina taan online wax ku baranayay wa Masashi ugu fiicneed aan wax kabarto waxaan rajeyna intaan ka fa,iday in kabadan ina sanadaha sosocda ka fa,ido thanks a lot ???? Bahda afoogy

  3. Alxamdulilaah waxa mahad oo idil usugnaate alaah sw. Ii surtagsliye ugu danbeen inaan dhameeyo kooriskaan waxa kaloo umahadcelina bahda afoogy oo ii fududeeso si wacan inaan u dhameeyo sidokale koriskan .

  4. Iqra Abdiwahab

    Alle ayey mahad OO idil uu usgnatay waxa iso dhamaaday bishii 3
    Mar xigta dhamaan macalimiinta halkan ku sugan aad aya uu mahad santihin Naftayday gull ban ku rajeynayaa

  5. Alxmdulilaah mahad oodhan ale ayey usugnatey oo iisurta geliey inaan dhamesto
    Month three Alxm waxbadan ayaa iikororey lkn weli maan gaarin hadafkeega lkn inaan dhaman course afoogy dhamesto atan
    Rajeyna hadii illahay yiraado insha thank you a lot dhaman macalimiinta afoogy

Leave a Reply

Scroll to Top