Gudaha u gal awoodda dhijitaalka ah koorsadayada dhamaystiran, “Aasaaska Suuqgeynta Dijital ah – Koorsada 1aad”
Yaa Loogu talagalay:
- Milkiilayaasha
- Ganacsiga,
- Xirfadleyda suuqgeynta,
- Kuwa madaxa-bannaan(freelencers),
- Ardayda,
- iyo shakhsiyaadka doonaya inay kor u qaadaan xirfadahooda,
Waxaad baran doontaa:
koorsadan waxaan ku bixinayna hordhac toos ah fikradaha muhiimka ah ee suuqgeynta dhijitaalka ah.
Waxaan ku jirnaa casri tartan daran uu jiro, inaa barato suuqgeynta dhijitaalka ah maaha kaliya ikhtiyaar ee waa lama huraan.
Koorasku wuxuu ku barayaa mabaadi’da asaasiga ah ee suuq-geynta, taasoo awood kuu siineysa inaad si wax ku ool ah ugu shaqaysato majaalkaani.
Haddii aad raadinayso inaad kor u qaaddo ganacsigaaga ama aad kor u qaaddo rajadaada shaqo, Koorsadaani hada bilow tahay ama meel dhexe aa jogtid way ku anfacee.
Waxaan u naqshadaynay kooraska casharo soo jiidasho leh iyo tusaalooyin wax ku ool ah, Dhamaadka koorsada, waxaad heli doontaa kalsoonida iyo aqoonta loo baahan yahay si aad u dhex gasho suuqa dhijitaalka ah ee weligeeda isbedelaya.
Nagu soo biir oo qaado tillaabada ugu horraysa ee xagga suuq-geynta dhijitaalka ah. Ku xooji naftaada xirfadaha bedeli kara safarkaaga xirfadeed oo kor u qaadi kara awoodda suuqa shaqada!
Responses