Ku xooji awoodaada isgaarsiineed koorsadayna Fagaare ka hadalka “Public Speaking” oo si xirfadaysan aan usoo habaynay.
Waxaan ugu talagalnay koorsadaani:
- Ardayda,
- Xirfadlayaasha,
- Milkiilayaasha ganacsiga,
- iyo shakhsiyaadka xiisaynaya inay hagaajiyaan awoodooda hadalka.
Hadalka fagaare ee wax ku oolka ah ma aha oo kaliya in la dhiibo erayada; waxay ku saabsan tahay inuu saamayn yeeshto, wax dhiiro galiyo, iyo makaxda kobciyo.
Dunida maanta ee xawliga ku socota, awooda in si wax ku ool ah loo gudbiyo fikradaha waa muhiim.
Koorsadayna waxay kugu qalabaynaysaa agabyada muhiimka ah ee loo baahan yahay si saamayn waarta ugu samayn lahayd dhagayste kasta.
Inta lagu jiro koorsadan, waxaad baran doontaa:
- Sida loo diyaariyo khudbado soo jiidasho leh oo la falgalaya dhageystayaashaada.
- Waxaan kugu bari doonaa farsamooyinka gaarsiinta horumarsan oo sare u qaadi doona joogitaankaaga iyo kalsoonidaada.
- Waxaan ku bari donaa hababka la falgalida dhagaystaayaashid,ugu dambayntii waxaan hubinaynaa in fariintaada aan la maqlin oo kaliya balse la dareemayo.
Nagu soo biir oo Iska qor Koorsadayna fagaare ka hadalka oo qaado talaabada ugu horeysa ee aad ku noqonayso qof hadaliisa saamayn leh!
Responses